LESSON TWENTY ONE Dalxiis Tourism
LESSON TWENTY ONE Dalxiis Tourism
Alaab | Baggage | ||
Alwaax | Wood | ||
Arkay | Saw | ||
Baahan | Need | ||
Baasaboor | passport | ||
Bokin | Booking | ||
Boorso | Bag | ||
Daabacaad | |||
Dabiici | Natural | ||
Dalxiis | Tourist | ||
Degid | Landing | ||
Dhalasho | Nationality | ||
Dhigaa | Write | ||
Dhis | Building | ||
Dhoobo | Clay | ||
Dukaan | Shop | ||
Farankaboolo | Stamp | ||
Fiisa | Visa | ||
Filayaa | Think | ||
Garoon | Airport | ||
Haram | Pyramid | ||
Helayaa | Find | ||
Hoos | Shadow | ||
Hoteel | Hotel | ||
Imaansho | Arrival | ||
Iqaamo | Residence | ||
Kaamira | Camera | ||
Kaarto | Map | ||
Kaddib | After | ||
Kicid | Take off | ||
Laakin | But | ||
Libiyo | Sell | ||
Oggolaansho | Permit | ||
Qalloocan | Crooked | ||
Raaci | Follow | ||
Safaarad | Embassy | ||
Safar | Travel | ||
Sawirada | Pictures | ||
Tagsi | Taxi | ||
Tagsi | Taxi | ||
Tareen | Train | ||
Tiir | Column | ||
Tikid | Ticket | ||
Toosan | Straight | ||
Ujro | Fee | ||
Waa hagaag | Ok | ||
Wareeg | Ring | ||
Xamaali | Porter |
Samatar | Waxaan rabaa inaan booqdo meelaha dalxiiska | I want to visit tourist areas | |
Maana |Mana | Meelaha dalxiiska way badan yihiin, halkeed ula jeedaa? | Tourist areas are lot, where are you meaning? | |
Samatar | Waxaan rabaa Afgooye | I want Afgoi | |
Maana |Mana | Afgooye waa meesha ugu muhimsan Soomaaliya | Afgoi is important area in Somalia | |
Samatar | Cayaarta istunka weli ma ka jirtaa Afgooye? | Is fight game in Afgoi until now? | |
Maana | Mana | sidii hore ma aha | Not like past time | |
Samatar | Waxaan booqan rabaa beeraha mooska | I want to visit banana’s farms | |
Maana | Mana | Booqo webiga Shebeele, aad buu u qurux badan yahay | Visit Shebelle river, it’s very nice | |
Samatar | Sideen ku aadi karaa Afgooye? | How i can go to Afgoi? | |
Maana | Mana | Bas ayaad u raaci kartaa | You can go by bus | |
Samatar | Aad baad u mahadsan tahay | Thank you very much | |
Maana | Mana | Adaa mudan | You are welcome | |
Geele | Gele | Waxaan arkay farshaxan aad u qurux badan | I saw very beautiful art | |
Xaaji | Haji | halkee? | Where? | |
Geele | Gele | Ma ogi, laakin waan filayaa | I don’t know, but I think | |
Xaaji | Haji | Aniga waxaan u baahanahay sawir dabiici ah | I need natural picture | |
Geele | Gele | Waad heli kartaa | You can find it | |
Xaaji | Haji | halkeen ka heli karaa? | How can i find it? | |
Geele | Gele | Dukaan baa jira oo lagu iibiyo sawiradaas | There is shop which had buying from it these pictures | |
Xaaji | Haji | Ma dhow yahay? | Is it near? | |
Geele | Gele | Haa | Yes | |
Xaaji | Haji | Ma i raaci kartaa? | Can you follow me? | |
Geele | Gele | Labo saac kaddib baan fursad helayaa | I will get chance after two hours | |
Xaaji | Haji | Waa hagaag, mahadsanid | Ok, thank you |
Waxaan u socdaa dalxiis, waxaan ku dhoofi doonaa diyaarad, kaddib waxaan raacaa tareen, waxaan ku degi doonaa hoteel ku yaalla magaalada Marka, magaalada Marka waxay leedahay xeeb aad u ballaaran, waxaan jeclahay inaan ku dabaasho badda.
I am going for tourism, I will travel by airplane, then I go by train, I will stay in hotel in Marca city, the Marca city has largest beach, I like swimming in sea
Magacaygu waa jeylaani, waxaan ahay farshaxanle, waxaan sawiraa sawirada dabiiciga ah sida cirka iyo geedaha iyo badda iyo xidigaha, waxaan adeegsadaa midabyo kala duwan si aan u helo sawir aad u qurux badan
My name is Jeilany, I am artist, I draw natural pictures like sky and trees , sea and stars, I use different colors to get very beautiful pictures
1 - Give every picture appropriate word
1- Choose the correct answerCayaarta istunka weli ma ka jirtaa Afgooye?
Haa
Maya
Sideen ku aadi karaa Afgooye?
Bas
Tareen
Halkeed ula jeedaa?
Afgooye
Balcad
1- Type appropriate a word under each picture
2- Complete the following sentences by appropriate word
• waxaan .......... farshaxan aad u qurux badan
• aniga waxaan u …………. sawir dabiici ah
• dukaan baa jira oo lagu ……… sawiradaas
• labo saac ……. baan fursad helayaa