Waxyaalaha dugsiga khuseeya | Classroom items

Objective
Waxyaalaha dugsiga khuseeya Classroom items
Introduction

Waxyaalaha dugsiga khuseeya Classroom items

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Aadaa Go
Arday Student Arday
Ardayad Student Ardayad
Arka See
Badan Lot
Bas Bus
Buug Book Buug
Cayaaraa Play
Chashar Lesson
Dhalo khad Inkbottle inkbottle
Dhigtaa Studying
Duigsi School
Fahan Understand
Fudud Easy
Gambaleel Bell Gambaleel
Guri House
Iga From me
Khad Ink Khad
Koollo Glue Koollo
Laakin But
Macallimad Teacher Teacher
Macallin Teacher Teacher
Maqas Scissors Maqas
Marmar Sometimes
Miis Desk Desk
Qaamuus Dictionary Qaamuus
Qalinqor Dropper Qalinqor
qualin Pen
Tirtire Eraser Tirtire
Ui Stick Stick
Uma Not
Weyddii Ask

Lesson Conversation:

Xasan | Hassan casharka ma adag yahay? Is lesson hard?
Geedi | Gedi casharkee ? WHich lesson?
Xasan | hassan casharka maanta todays lesson
Geedi |Gedi maya ma adko No is not hard
Xasan | Hassan : laakin anigu waa igu adag yahay But is hard for me
Geedi | Gedi macallinka weyddii waxa kugu adag ask the teacher what is hard for you
Xasan |hassan waa yahay That's ok
Geedi |gedi anigu waxaan u arkaa casharkan inuu fudud yahay I think that the lesson is easy
Xasan | Hassan adigu qof fahan badan baad tahay You are clever
One Kursigan ma rabtaa ? Do you want this chair
One Macallinku yuu yahay ? Who is teacher
One Xisaabtu ma adagtahay? Is math hard
One Naxwaha ma fududyahay ? Is grammer easy?
One Taariikhda ma jeceshahay? Do you like history?
One Macallinku goormuu imanayaa? when the teacher is coming?
Two Maya ma hayo No i have not
Two Haa waan u baahanahay yes i need
Two Haa waan rabaa Yes i want
Two Macallinku waa soomaali The teacher is Somali
Two Haa way adagtahay Yes it is hard
Two Maya ma fududa No it's not easy
two Haa waan jeclahay Yes i like it
Two Nus saac kaddib After thirty minutes
One Mastarad ma u baahan tahay? Do you need ruler?
One Mastarad ma u baahan tahay? Do you need ruler?
One Qalinqori ma haysaa ? Do you have pencil

Lesson Monologue

Student

Arday baan ahay Dugsi fiican baan dhigtaa Casharkayga waan qoraa maalin kasta Waan tixgaliyaa macllinkayga Marmar sabuuradda ayaan tirtiraa Dugsiga bas baan ku aadaa Waxaan la cayaraa marmar ardada Gurigeena uma dhowa dugsiga Qalinka ayaa iga lumay

I am student I am studying in best school I am writing my lesson everyday I respect my teacher I wipe blackboard sometimes I go school via bus I play with students somtimes Our house not near at school My pen has lost

Lesson Note

Grammar Notes

Magacuyaal su’aaleed

Halkee Where ,
Immisa / meeqa How much,
Goorma When ,
Kuma Who (male),
Tuma Who (female),
Kee Which (male),
Tee Which (female),
Yaa Who ,
Ma Are, is, do, does ;
Sidee How ,
Maxaa What/ why,

Magacuyaal su’aaleed

Halkee u socotaa? Where are you going?
Waa immisa qalkan? How much this pen?
Goorma ayaad rabtaa? When you want?
Waa kuma wiilkan? Who is this boy?
Waa tuma gabdhan? Who is this girl?
Kee rabtaa? Wich you want?
Tee rabtaa? Wich you want?
Yaa yimid? Who is came?
Ma u baahan tahay? Do you need?
Side tahay? How are you?
Maxaa rabtaa? What you want

Lesson Exercise

    Layli | Exercise
    1-Write names of these pictures

    2-Complete the following sentences by appropriate word
    • Laakin anigu waa igu ………. yahay
    • Macallinka ………. waxa kugu adag
    • Anigu waxaan u arkaa ……….. inuu fudud yahay
    • Adigu qof ………. badan baad

    Suaalo |Question
    Qalinqori ma haysaa ? Do you have pencil?
    Mastarad ma u baahan tahay? Do you need ruler?
    Kursigan ma rabtaa ? Do you want this chair
    Macallinku yuu yahay ? Who is teacher?
    Xisaabtu ma adagtahay? Is math hard?
    Naxwaha ma fududyahay ? Is grammar easy?
    Taariikhda ma jeceshahay? Do you like history?
    Macallinku goormuu imanayaa? When the teacher is coming?

    Jawaabo |Answer
    Maya ma hayo No I have not
    Haa waan u baahanahay Yes I need
    Haa waan rabaa Yes I want
    Macallinku waa soomaali The teacher is Somali
    Haa way adagtahay Yes it’s hard
    Maya ma fududa No it’s not easy
    Haa waan jeclahay Yes I like it
    Nus saac kaddib After thirty minutes