LESSON TWENTY Xaflado iyo aroos iyo magacaabid Ceremonies and marriage and naming
Objective
LESSON TWENTY Xaflado iyo aroos iyo magacaabid | Ceremonies and marriage and naming
Introduction
LESSON TWENTY Xaflado iyo aroos iyo magacaabid Ceremonies and marriage and naming
Alkun | Betrothed | ||
Amiir | Prince | ||
Aroos | Groom | ||
Aroosad | Bride | ||
Awoguuriyo | Congratulations | ||
Boqor | King | ||
Caleemasaar | Coronation | ||
Ciid | Holiday | ||
Dabbaaldeg | Carnival | ||
Dacwad | Invitation | ||
Dacwad | Invitation | ||
Diyaarisay | Prepare | ||
Ilaahay ha kuu barakeeyo | God bless you | ||
Khaas | Private | ||
Kulan | Meeting | ||
Maya wali | Not yet | ||
Mudan | Deserve | ||
Qalinjabin | Graduation | ||
Qoob-kacayaar | Dancing | ||
Sanadguuro | Annivesary | ||
Seddex | Three | ||
Sheegay | Told | ||
Shir | Conference | ||
Suldaan | Sultan | ||
Toddobaad | Week | ||
Waliimo | Feast | ||
Waqti | Time | ||
Xaflad | Party |
Cabdi | Abdi | Alkuntayda ayaan u sheegay waqiga arooska | I told my betrothed wedding time | |
Muumin | Abukar | Awoguuriyo, goormaad xaflad samaynaysaa? | Congratulations, when you will make binge? | |
Cabdi | Abdi | Seddex toddobaad kaddib | After three weeks | |
Muumin | Mumin | Halkeed ku qaban doontaa xafladda? | Where are you establishing binge? | |
Cabdi | Abdi | Waxaan ku qaban doonaa hoteel Jubba | I am establishing in Jubba Hotel | |
Muumin | Mumin | Ma diyaarisay dacwadda? | Did you prepare invitation? | |
Cabdi | Abdi | Maya wali | Not yet | |
Muumin | Mumin | Ilaahay ha kuu barakeeyo | God bless you | |
Cabdi | Abdi | Adiga waxaad mudan tahay dacwad khaas ah | You deserve private invitation | |
Muumin | Mumin | Mahadasanid | Thank you | |
Cabdi | Abdi | Adaa mudan | You are welcome |
Waaxaan booqdaa suldaanka degmada afgooye, aniga iyo wiilkiisa ayaa wada dhigano dugsi, shalay waxaan aaday xaflad aroos, waxaa guursanayay boqorka walaalkiisa, waxay ahayd xaflad aad u weyn, dad farabadan ayaa ka soo qaybgalay
I visit the sultan of Afgoi city, I and his son are study together in school, yesterday I went wedding binge, king’s brother was marriage, it was a huge binge , lots of people have came.
1- Type a word appropriate under each picture
2- Complete the following sentences by appropriate word
• Alkuntayda ayaan u ........... waqiga arooska
• Waxaan ku qaban doonaa ………. Jubba
• Ilaahay ha ……... barakeeyo
• Adiga waxaad mudan tahay ……… khaas ah