Objective
LESSON EIGHTEEN Cayaaraha iyo dheesha \ Sports and games
Introduction
LESSON EIGHTEEN Cayaaraha iyo dheesha | Sports and games
LESSON EIGHTEEN Cayaaraha iyo dheesha | Sports and games
Aad | Very | ||
Adiga | You | ||
Aniga | I | ||
Bootin | Jumping | ||
Buuran | Fat | ||
Cayaarta | The game | ||
Cayaartoy | Player | ||
Difaace | Defender | ||
Firimbi | Sirene | ||
Garoon | Stadium | ||
Garsoore | Arbitrator | ||
Gool | Goal | ||
Goolhaye | Goalkeeper | ||
Haa | yes | ||
koob | Cup | ||
Kubad | Ball | ||
Kubada cagta | Football | ||
Kubada kolayga | Basketball | ||
Kubada usha | Baseball | ||
Ma boodaa? | Do you jump/ | ||
Ma daawado | Not watch | ||
Ma daawataa? | Do you watch? | ||
Ma ordo | Not running | ||
Maxaa? | Why? | ||
Maya | No | ||
orod | Running | ||
Shaxmiiseed | Chess | ||
Taageere | Supporter | ||
tartan | Race | ||
Tikid | Ticket | ||
Toogasho | Shooting | ||
Waayo | Because |
Xasan Hassan | aniga ma ordo | I am not running | |
Deeq | Deq | Aniga waan ordaa | I am running | |
Xasan |HAssan | Adiga ma orodaa? | Are you running | |
Deeq |Deq | Haa | yes | |
Xasan |Hassan | Aniga waan cayaaraa | I am playing | |
Deeq |Deq | Aniga cayaarta ayaan daawadaa | I watch game | |
Xasan |Hassan | Adiga ma daawataa cayaarta? | Do you watch game? | |
Deeq | Dwq | Haa, waan daawadaa, adigana? | yes i watch and you? | |
Xasan |Hassan | maya ma daawado | No i didn't | |
Deeq |Deq | ma boodaa? | Do you jump? | |
Xasan | Hassan | Haa, waan boodaa adigana? | yes i do and you? | |
Deeq | D | Maya | No | |
Xasan | Hassan | maxaa? | Why? | |
Deeq | Deq | Because i am very fat | Because i am very fat |
Aniga waxaan la cayaaraa kubadda cagta ardayda, waan ordaa subax walba, marmar waxaan daawadaa cayaaraha dunida, marmar waan boodaa, waxaan ka helaa qori inaan wax ku toogto, laakin kama helo cayaarta legdanka
I play football game with the students, I run every morning, sometimes I watch world games, sometimes I jump , I like shoot with gun, but I don’t like wrestling game
1- Type a appropriate word under each picture
2- Write appropriate answer for each question
Adiga ma orodaa?
Adiga ma daawataa cayaarta?
Ma boodaa?