LESSON SIXTEEN Kaartadaha iyo jihooyinka | Maps and directions
LESSON SIXTEEN Kaartadaha iyo jihooyinka | Maps and directions
Aaway? | WHere/ | ||
Bangi | Bank | ||
Bangi | Bank | ||
Bari | East | ||
Bidix | left | ||
Bidix | Left | ||
Boosteejo | Station | ||
Busteejo | Station | ||
Dhex | Middle | ||
Dhinac | Beside | ||
Dhow | Near | ||
Dhow | near | ||
Dugsi | School | ||
Fog | Far | ||
Fog | Far | ||
Gadaal | Behind | ||
Galbeed | West | ||
Garoon | Airport | ||
Haa | yes | ||
Halkan | Here | ||
Halkas | There | ||
Halkee? | Where | ||
Hoos | Under | ||
Hor | Ahead | ||
Hor | Ahead | ||
Ii sheeg | Tell me | ||
Isbitaal | Hospital | ||
Jaamacad | University | ||
Jid | Road | ||
Jihadee? | Which direction | ||
Jiiro | Turn | ||
Kaddib | After | ||
Koonfur | South | ||
Kor | Above | ||
Masjid | Mosque | ||
Midig | Right | ||
Midig | Right | ||
Mutxaf | Museum | ||
Soco | Go | ||
Subermaarked | Supermacket | ||
Tagsi | Taxi | ||
Toos | Straight | ||
Toos | Straight | ||
U dhexaysa | Between | ||
Woqooyi | North | ||
Xafiis | Office |
Aadan | Adan | aaway boosteejada? | Where is the station bus? | |
Xaawo | Hawo | Hor u soco kaddib midig qaad | Go ahead then take right | |
Aadan | Adan | jihadee? | Which direction? | |
Xaawo | Hawo | Waxay ka jirtaa midig | It is in right side | |
Aadan | Adan | Jidka garoonka ma ii sheegi kartaa? | Can you tell me way to airport? | |
Xaawo | Hawo | Haa, toos u soco kaddib bidix qaad | Yes, go straight then take left | |
Aadan | Adan | Halkaan bangi ma laga helaa? | Is there a bank here? | |
Xaawo | Hawo | Bangiga waa fog yahay, tagsi waa inaad qaadataa | The bank is far , you must take taxi | |
Aadan | Adan | Waa hagaag, mahadsanid | Ok, thank you | |
Xaawo | Hawo | adaa mudan | You are welcome |
Waxaan deganahay mee u dhow jaamacadda lafoole, gurigayga wxuu u dhexeeyaa masjidka iyo dugsiga, haddii hor aad u socoto waxaad ku arkaysaa isbitaal jiirada weyn ,aniga maalin kasta halkan ayaan bug ku akhristaa geedkan hoostiisa
am staying near Lafole University, my house is between the school and the mosque, if you walk ahead you will see I hospital in the big turn, I read book every day here under this tree.
1- Answer these following questions
• Aaway boosteejada?
• Halkee u dhow boosteejada ?
• Jidka garoonka ma ii sheegi kartaa?
• Halkaan bangi ma laga helaa?
2- Complete the following sentences by appropriate word
• Hor u soco kaddib …….. qaad
• Waxaa u …….. dugsiga
• Waxay ka ……. midig
• Bangiga waa …….. yahay, tagsi waa inaad qaadataa