Lambarada caadiga | cardinal numbers Lambarada taxan | Ordinal numbers
Lambarada caadiga | cardinal numbers Lambarada taxan | Ordinal numbers
1,000,000,000 = Bilyan | billion | ||
1000,000 = Malyan | Million | ||
1000aad = Kumaad | Thousandth | ||
100aad = Boqolaad | Hundredth | ||
10aad = Tobanaad | Tenth | ||
11aad = Kow iyo tobnaad | Eleventh | ||
12aad = Labo iyo tobnaad | Twelveth | ||
13aad = Seddex iyo tobnaad | Thirteenth | ||
14aad = Afar iyo tobnaad | Fourteenth | ||
15aad = Shan io tobnaad | Fifteenth | ||
16aad = Lix iyo tobnaad | Sixteenth | ||
17aad = Toddoba iyo tobnaad | Seventeenth | ||
18aad = Siddeed iyo tobnaad | Eighteenth | ||
19aad = Sagaal iyo tobnaad | Ninteenth | ||
1aad = Kowaad | First | ||
20aad = Labaatanaad | Twentieth | ||
20aad = Labaatanaad | Twentieth | ||
2aad = Labaad | Second | ||
30aad = Soddonaad | Thirtieth | ||
3aad = Seddexaad | Third | ||
40aad = Afartanaad | Fortieth | ||
4aad = Afaraad | Fourth | ||
50aad = Kontonaad | Fiftieth | ||
5aad = Shanaad | Fifth | ||
60aad = Lixdanaad | Sixtieth | ||
6aad = Lixaad | Sixth | ||
70aad = Toddobaatanaad | Seventieth | ||
7aad = Toddobaad | Seventh | ||
80aadSiddeetanaad = | Eightieth | ||
8aad = Siddeedaad | Eighth | ||
90aad = Sagaashanaad | Ninetieth | ||
9aad = Sagaalaad | Ninenth | ||
Afar | Four | ||
Afar iyo toban | Fourteen | ||
Afartan | Forty | ||
Boqol | Hundred | ||
Konton | Fifty | ||
Konton | sixty | ||
Kow | One | ||
Kow iyo toban | Eleven | ||
Kun | Thousand | ||
Labaatan | Twenty | ||
Labaatan | Twenty | ||
Labo | Two | ||
Labo iyo toban | Twelve | ||
Lix | Six | ||
Lix iyo toban | sixteen | ||
Sagaal | Nine | ||
Sagaashan | Ninety | ||
Sagal iyo toban | Ninenteen | ||
Seddex | Three | ||
Seddex iyo toban | Thirteen | ||
shan | Five | ||
Shan iyo toban | Fifteen | ||
Siddeed | Eight | ||
Siddeed iyo toban | Eighteen | ||
Siddeetan | Eighty | ||
Soddon | Thirty | ||
Toban | Ten | ||
Toddoba iyo toban | Seventeen | ||
Toddobaatan | Seventy | ||
Toddobo | Seven |
Salaad Salad | immisa sano ayaad jirtaa? | how old you | |
Aadan | adan | waxaan jiraa lix iyo toban sanoadigana? | I am sixteen years old and you? | |
Aadan | Aadan | waxaan jiraa labaatan sano | I am twenty years old | |
Salaad | Salad | shan doolar ma isiin kartaa? | can you give me five dollars? | |
Aadan Adan | labaatan baan ku siinayaa | I will give you twenty | |
Salaad |Salad | aad baad u mahadsantahay | thank you very much | |
Aadan | Adan | : gaarigaas anaa iska leh | that car is mine | |
Salaad | Salad | kan koowaad miyaa ama kan labaad ama kan seddexaad? | is first or second or third? |
Hal nin ayaa ii yimid Labo qof ayaan arkay Seddex qalin baan haystaa Afar gabar baan la kulmay Shan shilin I sii Qalinka koowaad baan rabaa Buugga labaad ii keen Guriga seddexaad baan rabaa Fasalka afaraad baan dhigtaa Dabaqa shanaad baan deganahay Lix kun iyo shan boqol Hal milyan iyo seddex boqol kun Shan bilyan shilin soomaali baan haystaa
One man came to me I saw two persons I have three pens I met with four girls Give me five shillings I want the first pen Bring to me the second book I want the third house I am studying fourth class I am staying fifth floor Six thousand and five hundred One million and three hundred thousand I have five billions of Somali shillings
1-Type a word appropriate under each picture
7 80 6
20aad 30 1000
2-Convert to numbers
Shan shilin
Siddeed sano
Boqol warqad
Lix boqol iyo lixdan
Labo iyo toban nin
Kun iyo sagaal boqol
Afartan macallin
Hal malyan dad
3- Suaalo Questions:
Ma haysaa Labo qalin? Do you have two pens?
Ma i siin kartaa Lix doolar? Can you give me six dollars
Ma aragtay Buugga labaad ? Did you see the second book?
Ma furi kartaa daaqadda seddexaad ? Can you open the third window?
Ardayga siddeedaad ma qortay ? Did you register the eighth student?
Afar kursi miyaad u baahan tahay ? Do you need four chairs?
Ma qortay casharka shanaad ? Did you write the fifth lesson?
Goormaad I siin doontaa labaatanka shilin? When you will give me the twenty
shilings?
Jawaabo Answers:
Maya, hal ban hayaa keliya No I have one only
Haa waan ku siin karaa Yes I can give you
Haa waan arkay Yes I saw
Maya, ma furi karo No I cannot open it
Haa waan qoray Yes I wrote
Maya lix baan u baahanahay No I need six
Maya wali ma qorin No I didn’t write yet
Seddex maalmood kaddib After three days