LESSON TWENTY FOUR Bay’ada | The environment
LESSON TWENTY FOUR Bay’ada | The environment
Dhexdhexaad | Middle | ||
Aaran | Fertile | ||
Abaar | Drought | ||
Aduun | World | ||
Amiirka | The prince | ||
Bacaad | Sand | ||
Bad | Sea | ||
Beero | Farms | ||
Burkaan | Volcano | ||
Buur | Mount | ||
Ciiryaamo | Fog | ||
Daad | Flood | ||
DAl | Country | ||
Daruur | Cloud | ||
Degmada | District | ||
Dhalatay | Was born | ||
Dhul | Earth | ||
Dhulgariir | Earthquake | ||
Duur | Jungle | ||
Far | Fog | ||
Farac | Generation | ||
Gajoor | Famine | ||
Halkeed ? | Where? | ||
Jawi | Climate | ||
Jawiga | Climate | ||
Kulul yahay | Hot | ||
Magaalo | City | ||
Maya | No | ||
Miyi | Countryside | ||
Qaarad | Continent | ||
Qiiq | Fumes | ||
Roob | Rain | ||
Runtii | Really | ||
Saaxraa | Desert | ||
Siigo | Dust | ||
Webi | River | ||
Webiga | The river |
Saadiq | Sadek | halkeed ku dhalatay? | where you were born? | |
Yaasin | Yasin | koonfurta Soomaaliya | Southern Somalia | |
Saadiq |Sadik | degmadee? | Which city? | |
Yaasin | Yassin | degmada Afgooye | Afgoi district | |
Saadiq | Sadek | Afgooye beero ma ku yaallaan ? | Are farms in afgoi? | |
Yaasin | Yassin | haa, webiga Shebeele ayaa mara degmada Afgooye | Yes, shabelle river is passing Afgoi district | |
Saadiq | Sadek | Jawiga Afgooye ma kulul yahay? | Is the Afgoye climate hot? | |
Yaasin | Yasin | Marmar waa kulul yahay marmarna waa dhexdhexaad | Sometimes is hot sometimes is middle | |
Saadeq | Sadek | runtii Afgooye waa dhul aaran ah | Really Afgoi is Fertile land | |
Yaasin | Yassin | Sheekh Saayid madaxweynaha imaaraadka iyo amiirka Kuwait beero ayay ku leeyihiin | Sheikh Zayed UAE president and the prince of kuwait have farms in Afgoi | |
Saadiq | Sadek | Afgooye buuro ma leedahay? | Are the mountains in Afgoi? | |
Yaasin | Yasin | Maya | No | |
Saadiq | Sadek | Badna | And sea | |
Yaasin |Yassin | badda way fog tahay | the sea is far |
Waxaan ku dhashay miyiga, kaddib waxaan u soo guuray magaalada, dalkaygu waa Soomaali, bariga Soomaali waa saxraa ah kulul badan, konfurtuna waa dhul doog ah, dalkaygu wuxuu leeyahay labo webi Jubba iyo Shabeele, dalkaygu wuxuu ku yaallaa geeska Afrika
I was born in the countryside, and then moved to the city, my country is Somalia, the east Somalia is a hot desert, the south is green, my country has two rivers Jubba and Shabelle , my country in horn of Africa
1- Type a appropriate word under each picture
2- Complete the following sentences by appropriate word
• Sheekh Saayid madaxweynaha imaaraadka iyo amiirka Kuwait ……… ayay ku leeyihiin
• haa, webiga Shebeele ayaa ……… degmada Afgooye
• Afgooye waa dhul ………. ah
• Marmar waa kulul yahay marmarna waa ……………