LESSON EIGHT Reerka | The family
LESSON EIGHT Reerka | The family
Aabbe | Father | ||
Aad | Very | ||
Abti | Uncle | ||
Adeer | Uncle | ||
Afo | Wife | ||
Aroos | Groom | ||
Aroosad | Bride | ||
Aroosad | Bride | ||
Awoowe | Grandfather | ||
Ayeeyo | Grandmother | ||
Beer | Farm | ||
Booqan | Visit | ||
Degan | Staying | ||
Dhigtaa | Studying | ||
Eeddo | Aunt | ||
Eeddo | Aunt | ||
Fiican | Nice | ||
Haddii | If | ||
Hooyo | Mother | ||
Imaanayaa | Comming | ||
In-habreed | Cousin | ||
Ina-abti | Cousin | ||
ina-adeer | Cousin | ||
Ina-eeddo | Cousin | ||
Inan | Sister | ||
Inan | Son | ||
Iyo | And | ||
Jecel | Love | ||
Kalkaaliso | Nurse | ||
Kartaa | Can | ||
Laabto | Return | ||
Magaalo | City | ||
Mar walba | Every time | ||
Nin | Husband | ||
Raaci | Follow | ||
Rabaa | Want | ||
Shqeeyaa | Working | ||
Sidaas | Like that | ||
Sidoo kale | Also | ||
Sugayaa | Waiting | ||
Timid | Come | ||
Tiraahda | Saying | ||
Walaal | Sister | ||
Walaal | Brother | ||
Weyn | Big |
Faarax | Farah | hooyadayda ayaan soo booqan | I want to visit my mother, can | |
Caasha | Asha | walaalkayga baan sugayaa, haddii uu soo laabto ayaan ku raacayaa. | I am waiting my brother, if he come back I will g with you. | |
Faraax | Farah | walaalkaaga halkuu ka imanyayaa ? | where your brother came from? | |
Caasha |Asha | adeerkayga buu la shaqeeyaa, afgooye ayuu imaanayaa | he works with my uncle | |
Faraax |Farah | habaryartayda ayaa afooge ku nool | My aunt lives in Afgoi | |
Caasha | Asha | eeddadayda sidoo kale waxay degan tahay afgooye | my aunt also staying in Afgoi | |
Caasha |Asha | afgooye waa magaalo aad u fiican | Afgoi is very nice city | |
Faraax |Farah | Sidaas walaashayda baa tiraahda marwalba | My sister says like that |
Waan jeclahay aabbahayga iyo hooyadayda Awoowehaaga baa ku jecel Ayeeyodayda way timid Walaalkeyga jaamacadda buu dhigtaa Walaashayda waa kalkaaliso Adeerkeyga waa macallin Habaryartayda waa dhakhtarad Abtigayga waa nin dheer
I love my father and my mother Your grandfather likes you My grandmother came My brother studies the university Mysister is nurse My uncle is teacher My aunt is doctor My uncle is a tall man
Layli | Excercises
1- Type a word appropriate under each picture
2- Write five sentences about family
Sualo |Questions
Aabbehayga ma garanaysaa ? Do you know my father?
Hooyadaada halkan ma joogtaa? Are your mother here
Aaway awoowehaaga? Where is your grandfather?
Immisay jirtaa Ayeeyodaada? How old your grandmother?
Halkee buu ka shaqeeyaa adeerkaaga? Where your uncle works?
Habaryartaada carruur ma leedahay? Have your aunt children?
Ma booqataa eeddadaada? Do you visit your aunt?
Ma dhakhtar baa Abtigaagu? Is your uncle doctor?
Jawaabo |Answers
Haa waan garanayaa Yes I know
Maya, halkan ma joogto No she is not here
Somaali buu joogaa He is in Somali
Waxay jirtaa lixdan iyo lix sono She is sixty six years old
Wuxuu ka shaqyaa jaamacadda Muqdisho He is working at Mogadishu university
Haa, hal gabar bay leedahay Yes she has one daughter
Haa waan booqdaa Yes I visit her
Maya , waa kalkaaliso No she is nurse