LESSON NINE Jirka dadka 1 | The human body 1

Objective
LESSON NINE Jirka dadka 1 The human body 1
Introduction

LESSON NINE Jirka dadka 1| The human body 1

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Adag Hard
Adeegso Use
Af Mouth Af
Bararsan Swollen
Bowdo Thigh Bowdo
Bushin Mouth Bushin
Cag Feet Cag
Carrab Tongue Carrab
Ciddi Nail Ciddi
Dareemayaa feeling
Dhabar Back Dhabar
Dhacay Happen
Dheer Long/Tall
Dheg Ear Dheg
Dhudhun Arm Dhudhun
Dhuuban SLim
Far Figer Far
Gacan Hand Gacan
Gar Beard Gar
Habeen kasta Every Night
Iiko Teeth Iiko
Il Eye Il
Intee? Where
Jilib Knee Jilib
Jir Body Jir
Leeyahay Have/Has
Lug Leg Lug
Luqun Neck Luqun
Ma Not
Ma garanayo I don't know
Ma lihi I have not
Madax Head Madax
Oo dhan All of them
Qaado Take
Salaan Greeting
San Nose San
Shaarbo Mustache Shaarbo
Suniyo Brows Suniyo
Suul Thumb Suul
Timo Hair Timo
Weji Face Weji
Xanuun Pain
Yar Small

Lesson Conversation:

Xuseen | Hussein Waad salaaman tahay Hi
Dhakhtarka |Doctor Waan kaa qaaday, intee lagaa hayaa? Hi too, what is your problem
Xuseen | Hussein Lugta iyo qoorta ayaan xanuun ka dareemayaa I feel pain in the leg and the neck
Dhakhtarka |Doctor Maxaa kugu dhacay? What happened for you?
Xuseen |Hussein ma garanayo I don't know
Dhakhtarka | Doctor faraha xanuun ma ka dareentaa? Do you feel pain in the fingers?
Xuseen | Hussein Maya waxaan ka dareemayaa dhabarka iyo bowdada iyo gacanta No, I feel in the back and thigh and hand
Dhaktarka | Doctor Bomaatadan qaado una adeegso jirkaaga oo dhan habeen kasta Take this cream and use it every night for all your body
Xuseen |Hussein Mahadsanid Thank you
Dhakhtarka | Doctor Adaa mudan You are welcome
One Ma furi kartaa ishaada? Can you open your eye?
Two Haa waan furi karaa Yes i can open
One Halkee lagaa hayaa? Where are you feeling pain?
Two Xanuun baan lugaha ka dareemayaa I feel pain in my leg
One Ma ku socon kartaa lugahaada? Can you walk on your leg
Two Haa waan ku socon karaa Yes i can walk on it
One Ma dhaqatay wejiga? Did you wash your face?
Two Maya wali ma dhaqanin No i did not wash yet
One Hadda ilkaha ma nadiifin kartaa? Can youn clean now your tooth?
Two Haa waan nadiifin karaa Yes i can clean it
One Ma kaa xiiraa timaha ? Can i shave your hair?
Two Maya ha iga xiirin timaha No don't shave my hair
One Ma ka heshaa shaarbo ? Do you like mustache?
Two Maya kama helo shaarbo No don't like mustache
One Goorma ayaad afka dhaqatay? When have washed your mouth?
Two Hal saac ka hor Before one hour

Lesson Monologue

Iska sheekayn | Monologue

Madax yar baan leeyahay Timo dheer baan leeyahay Qoortaydu ma dheera Jilibkaygu waa bararsan yahay San dhuuban ma lihi Carrabkaygu waa guduudan yahay Laftaydu way adag tahay

I have small head I have long hair my neck is not long My knee is Swollen I have not slim nose My tongue is red My bone is hard

Lesson Note

Lesson Exercise

    2- Choose correct name for each pictureMa furi kartaa ishaada?

    Suaalo Questions
    Ma furi kartaa ishaada? Can you open your eye?
    Halkee lagaa hayaa? Where are you feeling pain?
    Ma ku socon kartaa lugahaada? Can you walk on your legs?
    Ma dhaqatay wejiga? Did you wash your face?
    Hadda ilkaha ma nadiifin kartaa? Can you clean now your tooth?
    Ma kaa xiiraa timaha ? Can I shave your hair?
    Ma ka heshaa shaarbo ? Do you like mustache?
    Goorma ayaad afka dhaqatay? When have washed your mouth?

    Jawaabo answers

    Haa waan furi karaa Yes I can open
    Xanuun baan lugaha ka dareemayaa I feel pain in my legs
    Haa waan ku socon karaa Yes I can walk on it
    Maya wali ma dhaqanin No I didn't wash yet
    Haa waan nadiifin karaa Yes I can clean it
    Maya ha iga xiirin timaha No don’t shave my hair
    Maya kama helo shaarbo No don't like mustache
    Hal saac ka hor Before one hour