LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 2 Animals 2 Xamaarato iyo beribiyood iyo cayayaan Reptiles & Amphibians and Insects

Objective
LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 2 Animals 2 Xamaarato iyo beribiyood iyo cayayaan Reptiles & Amphibians and Insects
Introduction

LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 2 Animals 2 Xamaarato iyo beribiyood iyo cayayaan | Reptiles & Amphibians and Insects

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Aad Very
Aqalkaaga Your house
Aqalkayga My house
Argoosato Lobster Argoosato
Arkay Saw
Balanbaalis Butterfly Balanbaalis
Baranbaro Cockroach Baranbaro
Buufiyay Sprayed
Caaro Spider Caaro
Carsaanyo Crab Carsaanyo
Dibqallooc Scorpion Dibqallooc
Diidiin Tortoise Diidiin
Dilay Killed
Dixiri Worm Dixiri
Farabadne Centipede Farabadne
Halkee? Where?
Heli get
Hoonbaro Dolphin Hoonbaro
Jeer Hippo Jeer
Jirjirroole Chameleon Jirjirroole
Kalluun Fish Kalluun
Kartaa Can
Laakin But
libaaxbadeed Shark libaaxbadeed
MAs Snake Mas
Nadiifiyay Cleaned
Qabtay Catch
Quraanyo Ant Quraanyo
rah Frog rah
Shabin Eject
SHinni bee SHinni
Sun Poison
Taxsi Fly Taxsi
Xun Bad
Yaxaas Crocodile Yaxaas

Lesson Conversation:

Faay | Fay Maxaad ku nadiifisay aqalkaaga? What did you used to clean your house?
Maana | Mana Tixsi baa na dhibaya, maxaan ku sameeyaa? Fly bothers us, what I must do to ban it
Faay | Fay Tixsigu waad shabin kartaa laakin baranbarada ayaa aad u xun You can eject fly, but the cockroach is very bad
Maana | Mana Baranbarada waan ka nadiifiyay aqalkayga I cleaned the cockroach from my house
Faay | Fay Maxaad ku nadiifisay aqalkaaga? What did you used to clean your house?
Maana | Mana Sun baan ku buufiyay I have sprayed a poison
Faay | Fay Halkeen ka heli karaa sun? Where I can get poison?
Maana | Mana armashiyaha From pharmacy
Faay | Fay Waan soo iibsan doonaa, aad baad u mahadsan tahay I will buy it, thank you very much
Maana | Mana Adaa mudan You are welcome

Lesson Monologue

Animals | Xamaarato

Quraanyo baan arkay Baranbaro baan dilay Tixsi baan qabtay Dibqallooc baa I qaniinay Kalluun baan webiga ka helay Argoosato aad baan u jeclahay Mas dheer ayaan qori ku dhuftay Rah cagaaran ayaa gurigayga soo galay

I saw ant I killed cockroach I caught fly Scorpion has bite me I found fish from the river I like lobster very well I have hit long snake with gun Green frog entered into my home

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Type a word appropriate under each picture

    2- create full sentences from following words
    Jeer, doonaa, tahay,
    Yaxaas , Mas, Tixsi,
    Jirjirroole, soo, dhuftay,
    Barambaro, waad, dilay,
    Dibqallooc, Kalluun ka,
    arkay, qabtay, heli,
    karaa, nadiifisay, maxaad,

    Ma aragtay dibqallooc?
    Iyadu kalluun ma iibsatay?
    Isaga argoosato ma helaa?
    Ma dishay mas hadda ka hor?
    Maka nadiifisaa gurigaaga barambarada?
    Ma cuntay libaaxbadeed?
    Halkee buu ku nool yahay yaxaasku?
    Maxay cuntaa jeertu?

    Did you saw scorpion?
    Does she bought fish?
    Does he find lobster?
    Did you kill snake before now?
    Do you clean your house from cockroach?
    Did you eat shark?
    Where is crocodile living?
    What hippo eats?

    Haa, waan arky Yes I saw
    Maya, argoosato bay iibsatay No, she had bought lobster
    Haa, waa helaa Yes, he finding
    Maya, ma dilin No, I did not kill
    Haa Yes
    Haa, waan cunay Yes, I have ate
    Badaha iyo webiyada iyo waraha In seas and rivers and ponds
    Waxay cuntaa dhirta It eats the plants