Nolol maalmeedyada | Daily routines

Objective
Erey | Vocabularies
Introduction

Nolol maalmeedyada | Daily routines

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Bareek Break
Bas Bus
Caadi ahaan Usually
Dhaqsi Quick
Filimo Movies
Firfircooni Activity
Fursad chance
Guri Home
Jaamacad University
Maktabad Maktaba
Marka Then
Muxaadarooyin Lecturers
Nolol Live
Qaxwo Coffee
Saaxiib Friend
Tareen Train

Lesson Conversation:

Cali goormaad soo toostaa? when are you waking up?
Bile waxaan soo toosaa 7:00 AM I wake up at 7:00 AM
Cali Qaxwo ma cabtaa? do you drink coffee?
Bile haa yes
Cali | Ali goormaad soo toostaa? when are you waking up?
Bile | Bele waxaan soo toosaa 7:00 AM I wake up at 7:00 AM
Cali | Ali Qaxwo ma cabtaa? do you drink coffee?
Bile | bele Haa Yes
CAli | ALi maalinta jimcaha dugsiga ma do you go to school in Friday?
Ble |Bele Maya No
Cali |ALi filin ma daawataa? Do you watch movies?
Bile |Bele Marmar Sometimes
Cali |Ali maktabada buugaag ma ku akhrisataa? do you read books in the library?
Bile |Bele haa waan ku akhristaa Yes I do
Cali |Ali buugaagtee baad akhrisataa? Which book do you read?
Bile | Bele buugaagta xayawaanka ka the books talking about animals.
Cali | Ali maktabada ma weyn tahay? is the library big?
Bile | Bele Haa aad bay u weyn tahay. yes, it is very big
Bile |Bele buugaagta xayawaanka ka sheekaysa. the books talking about animals.

Lesson Monologue

Iska sheekayn | monologue

Waxaan jeclaan lahaa inaan kuu sheego waxa aan sameeyo nolol maalmeedkayga. Caadi ahaan dhaqsi baan u soo toosaa, marka waxaan jeclaan lahaa inaan qubaysto si aan u helo firfircooni, waxaa iinaan quraacdo oo koob qaxwo aan cabbo marka waxaan isku diyaariyaa si aan u raaco baska ama tareenka jaamacadda, muxaadarooyinka bareek baa u dhexeeya, sidaa daraadeed waxaan la kulmaa saaxiibayaashayda marmar waxaa laga yaabaa inaan fursad u helo inaan maktabada wax ku akhristo, marka jaamacadda waan ka soo tagayaa gurigayga ayaan soo laabanayaa, waxaan la qadaynayaa familkayga, kaddib waxaan bilaabayaa homworkayga , kaddib waxaan fiirsanayaa filimo ama internetka ayaan galayaa waxaanna aan la sheekaysanayaa saaxiibayaashayda, kaddin waan cashaynayaa waanna seexanayaa.

I would like to talk to you about what I am doing on my daily life. Usually, I walk up early. Then I should take a shower to make me looks Active, in addition, I take my breakfast with a cup of coffee. And get ready to catch the bus or train to go to the University There is a break between the lectures, so I meet my friends, and sometimes I may get a chance for reading in the university library. I leave from the University and go back to my home. I get my lunch with my family. Then, I start to do my home works. Then, I will get a fun time by watching movies or sometimes browsing the internet and chat with friends. I take my dinner and go to sleep.

Lesson Note

Lesson Exercise