LESSON ELEVEN Cuntada | The food

Objective
LESSON ELEVEN Cuntada The food
Introduction

LESSON ELEVEN. Cuntada | The food

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Adigana? And you
Baasto Pasta Baasto
Baradho Fries Baradho
Baris Rice Baris
Beer Liver Beer
Biyo Water Biyo
Buscud Biscuits Buscud
Caano Milk Caano
Caano Milk
Cabaysaa Drink
Cabitaan Juice Cabitaan
Cuni Eat
Cuntadeeda Her food
Cusbo Salt Cusbo
Digaag Chicken Digaag
Digir Bean Digir
Doolsho Cake Doolsho
Farmaajo Cheese Farmaajo
Fiican Nice
Fuud Soup Fuud
Geel Camel
Hilib Meat Hilib
Hilib shiilan Roast meat Hilib shiilan
Iyo And
Kalluun Fish Kalluun
Ma ka heshay? Did you like?
Maalin kasta Every day
Qaxwo Coffee Qaxwo
Rabtaan Want
Rooti Bread Rooti
Saliid OIl Saliid
Sambuus Samosa Sambuus
Shaah Tea Shaah
Sidaas oo kale Like that
Sideed u aragtaa? How do you think?
Soor Porridge Soor
Ukun Egg Ukun
Xalwo Sweets Xalwo

Lesson Conversation:

Abshir | Absher maxaad cuni rabtaa What do you want to eat?
Bashiir |Bashir Bariis iyo kalluun, adigana? Rice and fish, and you?
Abshir |Absher baasto iyo hilib? Pasta and rice
Bashiir |Bashir Maxaad cabaysaa? What do you drink/
Abshir |Absher caano geel, adigana ? camel milk, and you?
Bashiir Bashir cabitaan Juice
Abshir | Absher Sideed u aragtaa makhaayadan? How do you think this restaurant?
Bashiir | Bashir Aad bay u fiican tahay It’s very good
Abshiir |Absher Aniga maalin kasta ayaan ka cunaa makhaayaddan I eat in this restaurant every day
Bashiir |Bashie Cuntadeeda ma ka heshay? Did you like its food?
Abshir Absher Haa, waan ka helay Yes, I liked
Bashiir | Bashir adigana? And you?
Abshiir |Absher Sidaas oo kale Like that
Bashiir |Bashir Waa hagaag, mahadsanid Ok thank you

Lesson Monologue

Food talk

Aniga waxaan ahay kariye weyn, waxaan ka shaqeeyaa makhaayad fiican, waxaan ka kariyaa bariiska iyo baastada iyo macmacaanka, waxaan ku noolahay magaalada muqdisho, waxaan furan rabaa makhaayad u gaar ah kalluunka keliya.

I am chef , I work at nice restaurant , I cook the rice and pasta and sweets, I live in Mogadishu city, I want to open restaurant for fishes only

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Type a appropriate word under each picture

    2- Complete the following sentences by appropriate word for picture

    Kan waa ………………

    Tan waa ……………

    Tan waa…………….

    Kuwan waa…………….