LESSON NINETEEN Bulshada iyo suugaanta | Society and literature

Objective
LESSON NINETEEN Bulshada iyo suugaanta | Society and literature
Introduction

LESSON NINETEEN Bulshada iyo suugaanta Society and literature

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Abwaan Scholar
Adeeg Service
Aftahan Eloquent
Akhris Reading
Arday Student Arday
Barfasoor professor
Dabiici Natural
Dhaanto folk dancing
Dhow Near
Filayaa Think
Fursad Chance
Gabay Poetry
Gabyaa Poet
Geeraar Ballad
Hees Song
Heesaa Singer
Heli Find
Jilaa Actor
Kaddib After
Kartaan Can
Laakin But
Labo Two
Ma ogi I dont know
Macllin Teacher
Majaajilo Comedy
Mutxaf Museum
Naxwe Grammar
Qoraa Writer
Raaci Follow
Riyo Dream
Saac Hour
Sawir Picture
Shaneemo Cinema
Sheeko Story
Tiyaatar Theatre
Waa hagaag Ok
Wargeys Newspaper
wariye Journalist

Lesson Conversation:

Gelee |Gele Waxaan arkay farshaxan aad u qurux badan I saw very beautiful art
Xaaji Haji Halkee? where?
Gelee |Gele Waxaan arkay farshaxan aad u qurux badan I saw very beautiful art
Xaaji Haji Halkee? Where?
Gelee | Gele Jaamacadda muqdisho Mogadishu university
Xaaji | Haji Farshaxan ma lagu dhigaa jaamacadda muqdisho? Does arts be written in Mogadishu university?
Xaaji | Haji Farshaxan ma lagu dhigaa jaamacadda muqdisho? Does arts be written in Mogadishu university?
Gelee |Gele Ma ogi, laakin waan filayaa I don't know but i think
Xaaji | Haji Aniga waxaan u baahanahay sawir dabiici ah I need natural picture
Geele | Gele Waad heli kartaa You can find it
Xaaji | Haji Halkeen ka heli karaa? Where can i find it?
Gelee | Gele Dukaan baa jira oo lagu iibiyo sawiradaas There is shop which had buying from it these pictures
Xaaji | Haji Ma dhow yahay? It is near
Gelee |Gele Haa Yes
Xaaji | Haji Ma i raaci kartaa? Can you follow me?
Gelee | Gele Labo saac kaddib baan fursad helayaa I will get chance after two hours
Xaaji | Haji Waa hagaag, mahadsanid. Ok, thank you

Lesson Monologue

Bulshada iyo suugaanta | Society and literature

Waxaan ahay abwaan, waxaan qoraa sheekooyin dhab ah, waxaan jeclahay gabayga iyo filimada majaajilada leh, subax kasta waxaan akhristaa wargeyska, adeerkayga waa gabyaa, walaalkayguna waa wariye aftahan ah, waxaan rajaynayaa in riyadayda ay dhib noqoto

I am scholar, I am writing real stories, I like poetry and comedy movies, I read every morning the newspaper , my uncle is poet and my brother is eloquent journalist, I hope that my dream will be real.

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Choose the correct answer

    • Ma dhow yahay? Haa | Maya
    • Ma I raaci kartaa? Haa | Maya
    • Halkeen ka heli karaa? Dukaanka | Guriga
    • Farshaxan ma lagu dhigaa jaamacadda muqdisho? Ma ogi | Haa

    2- Complete the following sentences by appropriate word

    • waxaan arkay ........... aad u qurux badan
    • dukaan baa jira oo lagu……… sawiradaas
    • labo saac kaddib baan ……… helayaa
    • aniga waxaan u baahanahay sawir ………. ah