LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 3 Animals 3 Shinbiraha The birds

Objective
LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 3 Animals 3 Shinbiraha The birds
Introduction

LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 3 Animals 3 Shinbiraha The birds

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Anaa I
Aniga I
Arkay Saw
Baahanahay Need
Baqbaqaaq Parrot Baqbaqaaq
Biyo Water
Boolonboollo Duck Boolonboollo
Buul Nest buul
Buul Nest
Daawuus Peacock Daawuus
Dafo Hawk Dafo
Dhaqaaleeyo Breed
Dhisaa Build
Diiq Rooster Diiq
Dooro Hen Dooro
Duulay Flew
Farabadan Many
Gallay Maize
Gallayr Falcon Gallayr
gorgor Eagle Gorgor
Guumays Owl Guumays
Haa Yes
Hilib Meat
Hul-hul Hoopoe Hul-hul
Immisa? How many?
Iska leh Own
Jaban yahay Cheap
Jeclahay Love
Jiiljiil Chick Jiiljiil
Joogta Staying
Keenaa Bring
Lixdan Sixsty
Maya No
Qaali Expensive
Qoolley Dove Qoolley
Qurux beauty
Rabaa Want
Siiyay Gave
Tuke Crow Tuke
Ukun Egg Ukun
Wax u dhow Nearly
Weyn Big

Lesson Conversation:

Muqadam qoolley qurux badan ayaan arkay I saw beautiful dove
Liiban | Liban Haa anaa iska leh Yes that is mine
Muqadan Immisa qoolley baad leedahay? How many doves have you?
Liibaan | Liban wax ku dhow lixdan Nearly sixty
Muqadam Aniga waxaan leeyahay dooro farabadan I have lots of hens
Liibaan | Liban Doorada ayaa ka fiican qoolleyda Hens better than doves
Muqadam Waxaan rabaa inaan soo iibsado gallayr I want buy falcon
Liibaan | Liban Ma jaban yahay gallayrku? Is the falcon cheap?
Muqadam Maya, gallayrku waa qaali No, falcon is expensive
Liibaan | Liban Anigaba waxaan u baahanahay baqbaqaaq I need parrot also
Muqadam Shinbiraha aad bay u fiican yihiin The birds are very nice

Lesson Monologue

Shinbiraha | The birds

Qoolley cad baa gurigayga joogta Gorgor weyn ayaan biyo siiyay Gallayrkaygu waa duulay Gorgorku hilib baan u keenaa Qoolleydu buul baan u dhisaa Dooradu iyo jiiljiilkeeda gallay baan siiyaa Waan jeclahay hud-hudka Waxaan rabaa daawuus inaan dhaqaaleeyo

White dove in my house I gave big eagle water My falcon has flew I bring meat to the eagle I build nest for the dove I give the hen and her chicks maize I like the Hoopoe I want breed peacock

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Type a word appropriate under each picture

    2- Complete following sentences by appropriate word
    • aniga waxaan leeyahay ……….. farabadan
    • waxaan rabaa inaan soo ………. gallayr
    • qoolley ............ badan ayaan arkay
    • shinbiraha aad bay u ……….. yihiin

    Ma leedahay qoolley?
    Maka heshaa shinbiraha?
    Halkee buu joogaa diiqu?
    Ma cuntaa boollonboolada?
    Goormaad aragtay gorgorka?
    Immisa dooro baad leedahay?
    Ma qurxoon yahay guumaysku?
    Maxaad ka taqaanaa gallayrka?

    Do you have doves?
    Do you like birds?
    Where is the rooster?
    Do you eat ducks?
    When did you see the eagle?
    How many hens have you?
    Is the owl beautiful?
    What do know about falcon?

    Jawabo:

    Maya, ma lihi
    Haa, waan ka helaa
    Diiqu wuxuu joogaa ganjeelka meel u dhow
    Maya, kama helo
    Waxaan arkay shalay
    Shan dooro
    Ma ogi
    Gallayrku hilibka buu cunaa iyo shibniraha yaryar

    Answers;
    No, I have not
    Yes, I like
    The rooster near the gate
    No, I don't like it
    I saw it yesterday
    Five hens
    I don't know
    Falcon eats meat and small birds