LESSON TWELVE Furuut iyo qudaar 2 | Fruits & vegetables 2

Objective
LESSON TWELVE Furuut iyo qudaar 2 Fruits & vegetables 2
Introduction

LESSON TWELVE Furuut iyo qudaar 2 Fruits & vegetables 2

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Aad Very
Adeegsadaa Use
Ansalaato Lettuce Ansalaato
Baadinjaan eggplant Baadinjaan
Baamiye Okra Baamiye
Baradho Potato Baradho
Basal Onion Basal
Basbaas Pepper Basbaas
Bocor Squash Bocor
Ceerin Raw
Cusub New
Darsadaa Add
Dhagayare Dhagayare Dhagayare
Fifilmadow Black pepper Fifilmadow
Gatay Bought
Haa Yes
Hayl Cardamom Hayl
Inta badan Mostly
Isaga Mostly
Kala duwan Different
Kama helo I don't like
Karinaa Cook
karooto Carrot karooto
Kiilo Kilo
Ku daraa Add
Ma ogi I don't know
Maalmahan These days
Pepper Bell pepper Pepper
Qaabab Kinds
Qaali Expensive
Qajaar Cucumber Qajaar
Sameeyaa Make
Seddex Three
Shiidaa Grind
Suugada The cooked food
Toon Garlic Toon
Wata Together with
Xiligan This time
Yaanyo Tomatoe Yaanyo

Lesson Conversation:

Saynab |Zainab Maalmahan basasha waa qaali Onion is expensive in this days
Dahabo | Dahabo Maxaa qaali ka dhigay? What has make expensive?
Saynab |Zainab ma ogi I don't know
Dahabo Aniga maanta yaanyo ayaan soo gatay iyo barbarooni I have bought tomato and bell pepper
Saynab |Zainab Yaanyo cusub ma la helaa xilligan? Is there fresh tomato at this time?
Dahabo Haa , seddex kiilo yaanyo ayaan soo gatay Yes, I have bought three kilos of tomato
Saynab |Zainab Baradhada ka waran? what is about potato?
Dahabo Baradhadu waa rakhiis Potato is cheap
Saynab |Zainab Wax yar kaddib ayaan suuqa aadayaa I will go to market after few
Dahabo Ma ii soo gadi kartaa bocor iyo ansalaato? Can you buy for me lettuce and squash?
Saynab |Zainab Haa, waan kuu soo gadi karaa Yes I can buy for you
Dahabo Aad baad u mahadsan tahay Thank you very much
Saynab |Zainab Adaa mudan You are welcome

Lesson Monologue

Vegetable talk

Toontu aad baan u adeegsadaa Aniga basal ceerin kama helo Dhegeyaraha shaaha baan ku darsadaa Waan shiidaa basbaaska Yaanyada iyadoo karsan iyo iyadoo ceerinba waan cunaa Karootada yaanyada baan ku daraa inta badan Barbarooniga isagana suugada ayaan ku sameeyaa Baradhada qaabab kala duwan ayaan u karinaa Waxaan ka helaa shaaha hayl wata

I use garlic very much I don't like uncooked onion I add cloves on tea I grind the pepper I eat tomatoes cooked and uncooked I add carrot on tomato mostly I make also Bell pepper on the food I cook potatoes in different ways I like tea with cardamom

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Type a word appropriate under each picture

    2- Complete the following sentences by appropriate word

    Waan ka helaa ……………..
    Waad jarjari kartaa…………..
    Waan cunaa ………….
    Way karisaa ………..
    Way ka helaan …………..
    Waan jecel nahay …………
    Waan jeclahay ………..
    Ma Karin kartaa ………….

    Ma cuntaa basbaas?
    Ma ka heshaa basal ceerin ah?
    Halkee lagu beeraa haylka?
    Ma beeri kartaa bocor?
    Toonta Soomaali ma laga helaa?
    Sidee loo kariyaa baamiyaha?
    Ma u roon yahay filfilmadowga caafimaadka?
    Qajaar ma jarjari kartaa?

    Do you eat papper?
    Do you like uncooked onion?
    Where is cardamom implanting?
    Can you implant squash?
    Is there garlic in Somalia?
    How to cook okra?
    Is black pepper good for health?
    Can you cut cucumber?

    Jawabo | Answers

    Haa waan cunaa Yes, I eat
    Maya, kama helo No, I don’t like
    Ma garanayo I don't know
    Haa waan beeri karaa Yes I can implant
    Haa, waa laga helaa Yes, it's there
    Qaabab farabadan Many ways
    Waxaa habboon inaad dhakhtar weyddiso You should ask doctor
    Haa, si fiican baan u jarjari karaa Yes I can cut it very well