LESSON TWENTY Xaflado iyo aroos iyo magacaabid | Ceremonies and marriage and naming

Objective
LESSON TWENTY Xaflado iyo aroos iyo magacaabid | Ceremonies and marriage and naming
Introduction

LESSON TWENTY Xaflado iyo aroos iyo magacaabid Ceremonies and marriage and naming

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Alkun Betrothed
Amiir Prince Amiir
Aroos Groom Aroos
Aroosad Bride Aroosad
Awoguuriyo Congratulations
Boqor King Boqor
Caleemasaar Coronation Caleemasaar
Ciid Holiday Ciid
Dabbaaldeg Carnival Dabbaaldeg
Dacwad Invitation Dacwad
Dacwad Invitation
Diyaarisay Prepare
Ilaahay ha kuu barakeeyo God bless you
Khaas Private
Kulan Meeting Kulan
Maya wali Not yet
Mudan Deserve
Qalinjabin Graduation Qalinjabin
Qoob-kacayaar Dancing Qoob-kacayaar
Sanadguuro Annivesary Sanadguuro
Seddex Three
Sheegay Told
Shir Conference Shir
Suldaan Sultan Suldaan
Toddobaad Week
Waliimo Feast Waliimo
Waqti Time
Xaflad Party Xaflad

Lesson Conversation:

Cabdi | Abdi Alkuntayda ayaan u sheegay waqiga arooska I told my betrothed wedding time
Muumin | Abukar Awoguuriyo, goormaad xaflad samaynaysaa? Congratulations, when you will make binge?
Cabdi | Abdi Seddex toddobaad kaddib After three weeks
Muumin | Mumin Halkeed ku qaban doontaa xafladda? Where are you establishing binge?
Cabdi | Abdi Waxaan ku qaban doonaa hoteel Jubba I am establishing in Jubba Hotel
Muumin | Mumin Ma diyaarisay dacwadda? Did you prepare invitation?
Cabdi | Abdi Maya wali Not yet
Muumin | Mumin Ilaahay ha kuu barakeeyo God bless you
Cabdi | Abdi Adiga waxaad mudan tahay dacwad khaas ah You deserve private invitation
Muumin | Mumin Mahadasanid Thank you
Cabdi | Abdi Adaa mudan You are welcome

Lesson Monologue

Xaflado iyo aroos iyo magacaabid | Ceremonies and marriage and naming

Waaxaan booqdaa suldaanka degmada afgooye, aniga iyo wiilkiisa ayaa wada dhigano dugsi, shalay waxaan aaday xaflad aroos, waxaa guursanayay boqorka walaalkiisa, waxay ahayd xaflad aad u weyn, dad farabadan ayaa ka soo qaybgalay

I visit the sultan of Afgoi city, I and his son are study together in school, yesterday I went wedding binge, king’s brother was marriage, it was a huge binge , lots of people have came.

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Type a word appropriate under each picture

    2- Complete the following sentences by appropriate word

    • Alkuntayda ayaan u ........... waqiga arooska
    • Waxaan ku qaban doonaa ………. Jubba
    • Ilaahay ha ……... barakeeyo
    • Adiga waxaad mudan tahay ……… khaas ah