LESSON FOURTEEN Iibinta iyo iibsashada Buying and selling

Objective
LESSON FOURTEEN Iibinta iyo iibsashada Buying and selling
Introduction

LESSON FOURTEEN : Libinta iyo iibsashada | Buying and selling

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Alaabta furniture
Badeeco Goods
Canshuur Taxi
Cusub New
Deyn Credit
Dhib ma laha No problem
Dhimid Discount
Dukaan Shop
Dulsaar Usury
Faa’ido Profit
Ganacsi Trade
Guryaha Houses
Haddii Alle idmo God willing
Iibsasho Buy
Jeeb Pocket
Jumlo wholesale
Khasaaro Wastage
Kiro Rent
Lacag Money
Lib Sale
Ma awoodo I cannot
Ma haysto I have not
Ma sax baa? Is that right/
Maalmood Days
Makhasiin Store
Maqlay Heard
Mustacmal Used
Qaali Expensive
Qiime Price
Raqiis Cheap
Safar salaama Happy travel
Shan Five
Suuq Suuq
Tafaariiq Retail
Waan ka xumahay I am sorry
Waayo Because
Waqti badan Much time
Xisaab Account

Lesson Conversation:

Maxamuud | Mahamod Waxaan maqlay inaad Dubai u socoto, ma sax baa? I heard you are going to Dubai is that right?
Muuse |Muse Haa, haddii Alle idmo Yes God willing
Maxamuud Mahamoud Maxaad u socotaa? Why you are going?
Muuse | Muse Badeeco ayaan keeni rabaa I want import goods
Maxamuud |Mahamoud Maxay tahay ? What is it?
Muuse | Muse Alaabta guryaha Furnitures for houses
MAXAMUUD |Mahamoud Goormaad soo laaban doontaa? When you will come back?
Muuse |Muse Shan maalmood kaddib After five days
Maxamuud | Mahamoud Gaari baan u baanahay, ma ii soo iibin kartaa gaariga? I need car, can you buy the car for me?
Muuse | MUse maya, ma awoodo, waan ka xumahay No i cannot i am sorry
Maxamuud |Mahamoud Dhib ma laha No problen
Muuse |Muse Waayo ma haysto waqti badan Because I don’t have much time
Maxamuud |Mahamoud Safar salaama Happy travel
Muuse | Muse Mahadsanid Thank you
Maxamuud |Mahamoud Adaa mudan You are welcome

Lesson Monologue

Iibinta iyo iibsashada | Buying and selling

Waxaan ahay ganacsade, waxaan iibiyaa dharka iyo kobaha, waxaan ka keenaa badeecada dalka Shiinaha, waxaan ku leeyahay dukaan ballaaran oo dharka dumarka lagu iibiyo magaalada Nairobi, ganasiga khibrad dheer baan u leeyahay, waxaan ku soo jiray labaatan sano in ku dhow, sanad kasta canshuurta waan bixiyaa.

I am a merchant, I sell clothes, shoes, I import goods from China, I have a large shop selling women's clothing in the city of Nairobi, I have a long experience , and I was in trade about twenty years, I pay every year the tax

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Choose the correct answer

    • Ma sax baa? • Haa
    • Maya
    • Maxaad u socotaa? • Badeeco ayaan keeni rabaa
    • Dalxiis
    • Goormaad soo laaban doontaa? • Shan maalmood kaddib
    • Ha maalin kaddib
    • Ma ii soo iibin kartaa gaariga? • Maya
    • Haa

    2- Complete the following sentences by appropriate word

    • waxaan .......... inaad Dubai u socoto
    • Badeeco ayaan keeni …………
    • shan ……………. kaddib
    • waayo ma haysto ………… badan