LESSON TWELVE Furuut iyo qudaar 1 | Fruits & vegetables 1

Objective
LESSON TWELVE Furuut iyo qudaar 1 | Fruits & vegetables 1
Introduction

LESSON TWELVE Furuut iyo qudaar 1 | Fruits & vegetables 1

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Ananaas Pineapple Ananaas
Baahanahay Need
Babaay Papaya Babaay
Bambeelmo Orange Bambeelmo
Batiikh Cantaloupe Batiikh
Beeraa Plant
Cabbaa Drink
Cabitaan Juice
Cambe Mango Cambe
Canab Grapes Canab
Cunaa Eat
Daqiiqo Minute
Gadan kartaa Can buy
Goorma? When
Iibsan rabaa Want to buy
Iska ilaali Take care
Isticmaalaa Use
Ka helaa I like
Kaddib After
Lacag Money
Liindhanaan Lemon Liindhanaan
Ma rabtaa? Do you want?
Maalin kasta Every day
Moos Banana Moos
Qaadanaya Take
Quare Watermelon Quare
Qumbe Coconut Qumbe
Raquay Tamarind Raquay
Rummaan Pomegranate Rummaan
Sabiib Raisins Sabiib
Saliidda The oil
Sameeyay Made
Soddon Go
Soddon Thirty
Tagsi Taxi
Timir Dates Timir
Tufaax Apple Tufaax
Ugu fiican Best
Waddada The street

Lesson Conversation:

Deeqo Deqo waxaan aadi rabaa suuqa lacag baan u baahanahay I want to go to market so I need money
Kafiil | Kafil Maxaad soo iibsan rabtaa? What do you want to buy?
Deeqo | Deqo waxaan soo iibsan rabaa moos iyo tufaax iyo timir? I want buying banana and apple and dates ?
Kafiil | Kafil Aniga waxaan u baahanahay babaay iyo liin dhanaan I need papaya and lemon
Deeqo | Deqo Rummaan ma rabtaa? Do you want pomegranate?
Kafiil | Kafil Maya, wuu noo yaallaa No, it is here
Deeqo |Deqo Lacag i sii Give me money
Kafiil |Kafil immisaa kugu filan? how many enough you?
Deeqo |Deqo labo boqol iyo konton shilin two hundred and fifty shillings
Kafiil | Kafil Shan boqol baan ku siinayaa, wax kale waad soo gadan kartaa I give you five hundred, you can buying another things
Deeqo |Deqo waa yahay Okay
kafiil |Kafil Goormaad tagi rabtaa? When do you want to go?
Deeqo | Deqo Soddon daqiiqo kaddib? After thirty minutes
Kafiil |Kafil Waddada iska ilaali Take care in the road
Deeqo |Deqo Tagsi ayaan qaadanayaa I take taxi

Lesson Monologue

Food talk

Liin-dhanaanta maalin kasta ayaan cabbaa Canabka cabitaan baan ka sameeyay Mooska ugu fiican baan cunaa Cabbitaan baan ka sameeyaa bambeelmada Timirta aad baan u cunaa Waan cabbaa raqayda Aniga waan ka helaa cambaha Aniga rummaan baan beeraa Waan isticmaalaa saliidda qumbaha

I drink lemon verey day I made juice from grapes I eat best banana We make juice from orange I eat dates very much I drink tamarind I like mango I plant pomegranate I use coconut oil

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Type a word appropriate under each picture

    2- Complete following sentences by appropriate word:

    • Waxaan aadi rabaa suuqa lacag baan u baahanahay
    • Canabka cabitaan baan ka sameeyay
    • Waxaan soo iibsan rabaa moos iyo tufaax iyo timir
    • Aniga waxaan u baahanahay babaay iyo liin dhanaan

    Ma jeceshahay mooska?
    Halkee laga helaa mooska ugu fiican?
    Ma weyn yahay geedka cambaha?
    Goormay Soomaali dhoofin doontaa furuutka?
    Ma beeri karnaa tufaax?
    Sideen u dhoofin karnaa furuutka?
    Ma macyahay babaayga?
    Shirkadda Soomaali furuut maxay qaban jirtay?