Guriga | The house

Objective
LESSON SEVEN Guriga | The house
Introduction

LESSON SEVEN Guriga | The house

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Alaab Furniture
Albaab Door Albaab
Armaajo Cupboard Armaajo
Baahanahay Need
Baddali Change
Barkin Cushion Barkin
Busto Blanket Busto
Casri Modern
cusub New
Daah Curtain Daah
Daaqad Window Daaqad
Firinjeer Fridge Firinjeer
fure Key fure
Ganjeel Gate Ganjeel
Gatay Bought
Guri House Guri
Haa Yes
Haystaa Have / Has
Iibsaday Day
Jaranjaro Stairs Jaranjaro
Jiko Kitchen Jiko
Joodari Mattress Joodari
Kariye Cooker Kariye
Kiraynayaa Rent
Laakin But
Mudul Hut Mudul
Musqul Bathroom Musqul
Musqul Bathroom Musqul
Nal Lamp Nal
Qasaalad Washer Qasaalad
Qol Room Qol
Qolka fadhiga Living room Qolka fadhiga
Quful Lock Quful
rabaa Want
Salooto Sofa Salooto
Samaystay Made
Sariir Bed Sariir
Shuqo Apartment Shuqo
weyn Big
Xaaqin Broom Xaaqin
Yar Small

Lesson Conversation:

Deeqa | deka waxaan iibsaday guri, alaab baan u baahanahy I bought house , can you so I need furniture
Luul | Lul ma cusub yahay guriga ? is this house new?
Deeqa | Deka haa, waxaan rabaa alaab sida sariir armaajo, fadhi, firinjeer yes, I want furniturelikebed, cupboard, sofa, fridge
Luul | Lul jikada ma weyn tahay? is the kitchen big?
Deeqa | DeKa maya way yar tahay, laakin musqusha ayaa weyn now, it’s small but the bathroom is big
Luul | Lul guri fiican ayaad heshay you found nice house
Deeqa | Deka qolka jiifku wuu ballaaran the bedroom is large
Luul | Lul albaabada iyo daaqadaha waa the doors and windows are important
Deeqa | Deka alaab badan baan u baahanahay I need more furniture

Lesson Monologue

Guriga | The house

Waxaan gatay guri weyn Waxaan haystaa musqul casri ah Guriga waan kiraynayaa Waxaan samaystay armaajo Busto iyo sariir ayaan u baanahay Waxaan rabaa quful Gurigagu aad buu u qurux badan yahay Nalalka ayaan baddali rabaa

I have bought big house I have modern bathroom I rent the house I made cupboard I need blanket and bed I want lock My house is very beautiful I want to change lamps

Lesson Note

Lesson Exercise

    1 -Write names of the following things

    2 -Complete the following sentences by appropriate word
    • Waxaan iibsaday guri, alaab baan u baahanahy
    • Haa, waxaan rabaa alaab sida sariir armaajo, fadhi, firinjeer
    • Maya way yar tahay, laakin musqusha ayaa weyn
    • Guri fiican ayaad heshay
    • Qolka jiifku wuu ballaaran yahay

    Sualo |Questions

    Aabbehayga ma garanaysaa ? Do you know my father?
    Hooyadaada halkan ma joogtaa? Are your mother here
    Aaway awoowehaaga ? Where is your grandfather?
    Immisay jirtaa Ayeeyodaada ? How old your grandmother?
    Halkee buu ka shaqeeyaa adeerkaaga? Where your uncle works?
    Habaryartaada carruur ma leedahay? Has your aunt children?
    Ma booqataa eeddadaada? Do you visit your aunt?
    Ma dhakhtar baa Abtigaagu? Is your uncle doctor?


    Jawaabo Answers
    Haa waan garanayaa Yes I know
    Maya, halkan ma joogto No she is not here
    Somaali buu joogaa He is in Somali
    Waxay jirtaa lixdan iyo lix sono She is sixty six years old
    Wuxuu ka shaqyaa jaamacadda Muqdisho He is working at Mogadishu university
    Haa, hal gabar bay leedahay Yes she has one daughter
    Haa waan booq Yes I visit her
    Maya , waa kalkaaliso No she is nurse