Unit One :Lambarada | Numbers

Objective
Lambarada | Numbers
Introduction

Lambarada caadiga | cardinal numbers Lambarada taxan | Ordinal numbers

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

1,000,000,000 = Bilyan billion
1000,000 = Malyan Million
1000aad = Kumaad Thousandth
100aad = Boqolaad Hundredth
10aad = Tobanaad Tenth
11aad = Kow iyo tobnaad Eleventh
12aad = Labo iyo tobnaad Twelveth
13aad = Seddex iyo tobnaad Thirteenth
14aad = Afar iyo tobnaad Fourteenth
15aad = Shan io tobnaad Fifteenth
16aad = Lix iyo tobnaad Sixteenth
17aad = Toddoba iyo tobnaad Seventeenth
18aad = Siddeed iyo tobnaad Eighteenth
19aad = Sagaal iyo tobnaad Ninteenth
1aad = Kowaad First
20aad = Labaatanaad Twentieth
20aad = Labaatanaad Twentieth
2aad = Labaad Second
30aad = Soddonaad Thirtieth
3aad = Seddexaad Third
40aad = Afartanaad Fortieth
4aad = Afaraad Fourth
50aad = Kontonaad Fiftieth
5aad = Shanaad Fifth
60aad = Lixdanaad Sixtieth
6aad = Lixaad Sixth
70aad = Toddobaatanaad Seventieth
7aad = Toddobaad Seventh
80aadSiddeetanaad = Eightieth
8aad = Siddeedaad Eighth
90aad = Sagaashanaad Ninetieth
9aad = Sagaalaad Ninenth
Afar Four
Afar iyo toban Fourteen
Afartan Forty
Boqol Hundred
Konton Fifty
Konton sixty
Kow One
Kow iyo toban Eleven
Kun Thousand
Labaatan Twenty
Labaatan Twenty
Labo Two
Labo iyo toban Twelve
Lix Six
Lix iyo toban sixteen
Sagaal Nine
Sagaashan Ninety
Sagal iyo toban Ninenteen
Seddex Three
Seddex iyo toban Thirteen
shan Five
Shan iyo toban Fifteen
Siddeed Eight
Siddeed iyo toban Eighteen
Siddeetan Eighty
Soddon Thirty
Toban Ten
Toddoba iyo toban Seventeen
Toddobaatan Seventy
Toddobo Seven

Lesson Conversation:

Salaad Salad immisa sano ayaad jirtaa? how old you
Aadan | adan waxaan jiraa lix iyo toban sanoadigana? I am sixteen years old and you?
Aadan | Aadan waxaan jiraa labaatan sano I am twenty years old
Salaad | Salad shan doolar ma isiin kartaa? can you give me five dollars?
Aadan Adan labaatan baan ku siinayaa I will give you twenty
Salaad |Salad aad baad u mahadsantahay thank you very much
Aadan | Adan : gaarigaas anaa iska leh that car is mine
Salaad | Salad kan koowaad miyaa ama kan labaad ama kan seddexaad? is first or second or third?

Lesson Monologue

Lambarada | Numbers

Hal nin ayaa ii yimid Labo qof ayaan arkay Seddex qalin baan haystaa Afar gabar baan la kulmay Shan shilin I sii Qalinka koowaad baan rabaa Buugga labaad ii keen Guriga seddexaad baan rabaa Fasalka afaraad baan dhigtaa Dabaqa shanaad baan deganahay Lix kun iyo shan boqol Hal milyan iyo seddex boqol kun Shan bilyan shilin soomaali baan haystaa

One man came to me I saw two persons I have three pens I met with four girls Give me five shillings I want the first pen Bring to me the second book I want the third house I am studying fourth class I am staying fifth floor Six thousand and five hundred One million and three hundred thousand I have five billions of Somali shillings

Lesson Note

Lesson Exercise

    1-Type a word appropriate under each picture

    7 80 6

    20aad 30 1000

     

    2-Convert to numbers
    Shan shilin
    Siddeed sano
    Boqol warqad
    Lix boqol iyo lixdan
    Labo iyo toban nin
    Kun iyo sagaal boqol
    Afartan macallin
    Hal malyan dad

     

    3- Suaalo Questions:

    Ma haysaa Labo qalin? Do you have two pens?
    Ma i siin kartaa Lix doolar? Can you give me six dollars
    Ma aragtay Buugga labaad ? Did you see the second book?
    Ma furi kartaa daaqadda seddexaad ? Can you open the third window?
    Ardayga siddeedaad ma qortay ? Did you register the eighth student?
    Afar kursi miyaad u baahan tahay ? Do you need four chairs?
    Ma qortay casharka shanaad ? Did you write the fifth lesson?
    Goormaad I siin doontaa labaatanka shilin? When you will give me the twenty
    shilings?

    Jawaabo Answers:

    Maya, hal ban hayaa keliya No I have one only
    Haa waan ku siin karaa Yes I can give you
    Haa waan arkay Yes I saw
    Maya, ma furi karo No I cannot open it
    Haa waan qoray Yes I wrote
    Maya lix baan u baahanahay No I need six
    Maya wali ma qorin No I didn’t write yet
    Seddex maalmood kaddib After three days