LESSON TWENTY THREE Sheekaynta iyo muustiko | The storytelling & music

Objective
LESSON TWENTY THREE Sheekaynta iyo muustiko | The storytelling & music
Introduction

LESSON TWENTY THREE \ Sheekaynta iyo muustiko The storytelling & music

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Badan tahay More
Cabsi Fear
cod Voice
Daf Tambour
Dhegeysi Listenning
Durbaan Drum
Farxad Gladness
Fiyoliin Violin
Hadal Talking
Hindi India
Horn Buun
kaban Guitar
Laakin But
Laxan Melody
Ma garaaci kartaa Can you hit?
Maqlayaa Hear
Maxaa jira? Whats happenning?
Maya No
Naagaha Women
Naxdin Fear
OOrgan Organ
Qosol Laugh
Saamayn effect
Saaxibkayga My friend
Shambal Lute
Shareero Lyre
Sheeko Story
Sheekoole Storyteller
Shiina China
Turunbo Cornet
Waa runtaada You are right
Waqti hore Old time
Xaflad muustiko Music binge
Xusuus Remember
Yaab Astonishment

Lesson Conversation:

Nafisa | Nafes Waxaan maqlayaa durbaan maxaa jira? I am hear drum, what’s happening?
Abuukar | Abukar Xaflad muustiko ayaa ka jirta kalaabkan There is binge music in this club
Nafisa | Nafesa Adiga kaban ma garaaci kartaa? Can you hit guitar?
Nafisa | Nafesa Muustikada maraykanka iyo midda soomaalida tee saamayn badan ? Which more effect American music or Somali music?
Abuukar | Abukar Waxaan filayaa tan soomaalida inay saamayn badan tahay ?
Nafisa | Nafesa Muustikada hindiga ayaa aad u saamayn badan Indian music more effect
Abuukar | Abukar Naagaha ayaa jecel mustikada hidiga Women love Indian music
Nafisa | Nafesa Muustikada shiinaha ma dhegeysatay? Did you listen Chinese music?
Abuukar | Abukar Haa, muustikada shiinaha waxay u dhowdahay muustikada hindiga Yes, Chinese music near Indian music
Nafisa | Nafesa Waa runtaada You are right

Lesson Monologue

Yaa waalan | Who is crazy!

Yaa waalan! Nin ayaa wuxuu u tagay dhaqtar wuxuuna ka codsaday inuu raaco si u wax uga qabto xaaskiisa oo xanuusan, wuxuu u sheegay dhaqtarka in xaaskiisu waalan tahay. Dhaqtarkii ayaa ku yiri “sideed ku ogaatay inay xaaskaagu waalan tahay?" Ninkii ayaa yiri " waxay doonaysaa inay soo iibsato neef ari ah " dhaqtarkii oo yaaban ayaa yiri " oo maxaa ku jaban haddey soo iibsato" Nikii aad ayuu uga xanaaqay hadalka dhaqtarka wuxuuna u qaatay in dhaqtarku ku jeesjeesayo, wuxuu yiri " waxay doonaysaa inay ku xanaanayso qolka jiifka"

Who is crazy! man went to doctor and he sought to follow him to remedy his sick wife, He told that his wife is crazy, the doctor said to him: “how did you know your wife is crazy? The man said: “she want to buy goat”, the doctor said amusingly: where is the problem if she want to buy it?, The man felt angry and he thought he mocks and he said: “she want to nurture in the bedroom” the doctor also said: “leave her to nurture” the man said: “room’s air will become bad” the doctor said: “open the window” the man answered: “I fear doves escapes outside room” the doctor said: “where it Coming from?” the man said: “it is coming from under bed, I was nurturing it more time! The doctor said: who is crazy?!

Iska sheekayn | Monologue

Aniga si fiican baan u dhegestaa sheekooyinka, ayeeyadayda ayaa habeen walba iiga sheekayn jirtay sheekooyinkii hore, gaar ahaan waxay iiga sheekayn jirtay sheekooyinka xayawaanka sida libaaxa, shabeelka, dhurwaaga, markaan wiil yar ahaa cabsi ayaan dareemi jiray, laakin hadda cabsi ma dareemo

I listen very well to the stories, my grandmother was telling me the old stories every night, especially she was telling me stories of animals such as lion, leopard, hyena, when I was little boy I was feel fear, but now I do not feel fear

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Complete the following sentences by appropriate word
    • Muustikada ……… ayaa aad u saamayn badan
    • Naagaha ayaa …….. mustikada hidiga
    • Muustikada shiinaha waxay u ……….. muustikada hindiga
    • Laakin saaxiibkayga ayaa ……… kara

    2- Answer these following questions

    • waxaan maqlayaa durbaan maxaa jira?
    • muustikada shiinaha ma dhegeysatay?
    • adiga kaban ma garaaci kartaa
    • muustikada maraykanka iyo midda soomaalida tee saamayn badan ?