LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada | 1 Animals 1 Dabjoogta | The pets

Objective
LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada | 1 Animals 1 Dabjoogta |The pets
Introduction

LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 1 | Animals 1 Dabjoogta | The pets

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Baahanahay I need
Cad White
Dibi Veal
Adigu You
Aricad Goat
Arkay Saw
Baqal Mule
Bisad Cat
Daayeer Monkey
Dameer Donkey
Dhiil Milk punnete
Dhisi Build
Eey Dog
Faras Horse
Fuulaa Ride
Geel Camel
Goorma When
Haystaa Have / Has
Hoggaan Leesh
Ide Sheep
Lijaan Bridle
Lo' Cow
Ma leedahay? Do you have?
Magaalada The
Mooro Stockyard
Rabtaa Want
Shalay Yesterday
Siiyaa Give
Socda Coming
Xoog Power

Lesson Conversation:

Abiikar | Abikar dameer baan soo iibsaday I have bought donkey
Jeylaani | Jeylani Goorma? When?
Abikaar | ABikar Shalay Yesterday
Jeylaani | Jeylani Anigu waxaan u baahanahay faras I need a horse
Abikaar | Abikar Farasku waa qaali The horse is expensive
Jeylaani | Jeylani Faraska ayaa ka fiican dameerka The horse better than the donkey
Abikaar | Abikar Ma leedahay adigu lo' iyo geel? Do you have cows and camels?
Jeylaani | Jeylani Haa, waxaan rabaa inaan mooro weyn dhiso maalmaha soo socda Yes I want to build big stockyard in the next days
Abikaar | Abikar Halkee ka dhisi rabtaa? Where are you want build?
Jeylaani | Jeylani Magaalada Afgooye In Afgoi city

Lesson Monologue

1 Animals 1 Dabjoogta | The pets

Bisad yar baan haystaa Eey modooban baan arkay Dameer xoog leh ayaan fuulaa Faras cad baa guriga ii jooga Mooro weyn baan dhisay Waan Fuulaa faraska Waxaan soo iibiyaa aricad Idaha baan cows siiyaa

I have small cat I saw black dog I am riding strong donkey White horse in my home I have built big stockyard I ride the horse I buy a goat I give grass the sheep

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Type a word appropriate under each picture

    2- Write five full sentences about following animals
    Daayeer
    Dameer
    Faras
    Aricad
    Baqal

    Geel ma leedahay?
    Maxaa ku jira moorada?
    Ma ka heshaa tartanka fardaha?
    Yaa weyn baqalka iyo dameerka?
    Hilibkee fiican aricadka mise idaha?
    Ma cabtaa caano geel ?
    Halkee buu ka helaa daayeerku?
    Maxuu u jecel yahay daanyeerku mooska?

    Do you have camels?
    What's in the stockyard?
    Do you like horses' race?
    Which is biggest mule or donkey?
    Which meat is a best goat or sheep?
    Do you drink camel milk?
    Where the monkey likes?
    Why the monkey likes bananas

    Jawaabo Answers
    Maya ma lihi No I don’t have
    Seddex faras Three horses
    Haa aad baan uga helaa Yes I like it very well
    Baqalka ayaa weyn Mule is bigger
    Aricadka ayaa fiican The goats is better
    Haa waan cabbaa Yes I drink
    Wuxuu ka helaa geedaha It likes the trees
    Ma garanayo I don’t know