LESSON NINE Jirka dadka 2 The human body 2

Objective
LESSON NINE Jirka dadka 2 The human body 2
Introduction

LESSON NINE Jirka dadka 2 | The human body 2

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Aad Very
Baaray Searched
Beer Liver Beer
Brain Brain Brain
Cabbaa Dringking
Calool Stomach Calool
Daaweeyay Healed
Dadaalaa Taking care
Dhibaya Hurt
Dhiig Blood Dhiig
Dhiigaa Bleed
Feer Rib Feer
Gudahooda During
Hagaajin Repair
Hunguri Esophagus Hunguri
I sug Wait me
Ii Skull ii
Iska About
Kelli Kidney Kelli
Laf Bone Laf
Lafdhabar Spine Lafdhabar
Ma cuno I don't eat
Ma ogi I don't know
Madax Gums Madax
Maqaar Skin Maqaar
Mararka qaarkood Sometimes
Mindhicir Intestine Mindhicir
Ooyaa Cry
Rabaa Want
sanbab Lungs sanbab
Seddex jeer Three times
Si daran Hardly
Waa hagaag Ok
Wadne Heart Wadne
Xanuun Pain
Yarayn Reduce

Lesson Conversation:

Faadumo |Fadumo Cunuggaygu waa xanuunsan yahay My child is sick
Dhakhtarka | Doctor Dhakhtarka : halkee laga hayaa Where he is feeling
Faadumo |Fadumo Ma ogi, si daran buu u ooyaa habeen kasta I don't know, he cries hard every night
Dhakhtarka | Doctor I sug aan baaree Wait for me I check him
Faadumo |Faadumo Waa hagaag That is ok
Dhaktarka | Doctor Caloosha ayaa laga hayaa, cirridkuna waa ka bukan yahay He feels pain in the stomach, also his gums diseased
Faadumo |Fadumo Haa afkuu ka dhiigaa mararka qaarkood Yes, his mouth bleeds sometimes
Dhaktarka | Doctor Waa inuu cabbaa daawadan afar iyo labaatan saac gudahooda seddex jeer He must drink this medicine during twenty four hours at three times
Faadumo |Fadumo Mahadsanid Thank you
Dhakhtarka | Doctor Adaa mudan You are welcome
One Ma baari kartaa caafimaadkaaga? Can you check your health?
Two Haa waan baari karaa Yes I can check
One Ma dareentaa xanuun? Do you feel pain
Two Haa marmar Yes some times
One Ma qaadatay daawada? Didi you take medicine?
Two Maya, waan qaadan doonaa No i will take it
One Ma kharaar baa daawadu? Is medicine bitter?
Two Maya, way macdahay No it's sweet
One Maxay qabataa kellidu? What kidney doing?
Two Dhiigga ayay sifaysaa It filters blood
One Ma u baahan tahay dhiig? Do you need blood?
Two Maya, uma baahni No i don't need
One Goormaad cabbi rabtaa daawada? When do you want drink medicine?
Two Labo saac kaddib After two hours
One Ma joogsaday xanuunka? Does the pain stop?
Two Haa, Alle ayaa mahad iska leh Yes, thank God

Lesson Monologue

Iska shekaayn | Monologue

Wadnaha ayaan iska daaweeyay Kellida ayaan iska baaray Baruurta caloosha ayaan iska yarayn rabaa Waan iska baari doonaa Lafaha Maqaarkayga hagaajin ayuu u baahan yahay Dhiigga ayaan iska baari rabaa Ma cuno wax kasta beerka dhibaya Maskaxdayda aad baan ugu dadaalaa

I Healed my heart I Checked my kidney I want to reduce my stomach's fat I will check my bones My skin needs repair I want to check my blood I don’t eat anything hurts liver I take care for my brain

Iska sheekayn |Monologue

Aniga waxaan aaday shalay shaqada. Laakin maanta shaqo ma jirto, waxaan rabaa inaan bil fasax qaato, berri waxaan soo iibsan rabaa boorso waayo sanadka soo socda ayaan aadi rabaa Soomaaliya, bisha Maarso aad bay u kulushahay Soomaaliya, guga roob badan ayaa ka da’a koonfurta Soomaaliya

I went yesterday to work, but today there is no work, I want to get the one month holiday, tomorrow I want to buy a bag because I want to travel next year to Somalia, March is heat in Somalia, and there are severe in the spring rain in southern Somalia

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Type a word appropriate under each picture

    2- Choose correct name for each picture