UNIT 2 Isbaritaan | Introducing others

Objective
UNIT 2 Isbaritaan | Introducing others
Introduction

UNIT 2 Isbaritaan | Introducing others

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Halkaas There
Afadiisa His wife
Carruur Children
Eeg Look at
Gurijoog House wife
Halkan Here
Helid to get / beget
Isbitaal Hospital
Kaas That
Kaas waa That is
Kalkaaliso Nurse
Kan this
Kan waa This is
Kuwaas These
Kuwan These
Kuwan waa These are
Qofan magaciisu waa This person's name is
Saaxiibkayga My friend
Taariikh Date
Taariikhda dhalashada Birth date

Lesson Conversation:

One Muxuu kuu yahay kan ? Who is this to you?
Two Magaciisu waa xasan His name is Hassan
One Muxuu kuu yahay isaga? What is he to you?
Two Waa saaxiibkayga oo Soomaali ka yimid He is my friend from Somalia
One Muxuu sameeyaa? What does he do?
Two Isaga waa macallin He is a teacher
One Ma leeyahay xaas? Has he wife?
Two Haa iyadu waa kalkaalisada isbitaalka Yes she is nurse at hospital.
One Halkey ku dhalatay? Where was she born?
Two Waxay ku dhalatay Soomaali halkaasna ayay ku soo barbaartay She was born in Somalia and grew up in there
One Goormay halkan timid? WHere did she come from?
One Goormay halkan timid? When did she come here?
Two Waxay timid halkan 1996 She came here in 1996
One Ma guursatay iyada ? Is she married?
Two Haa way guursatay carruuna way leedahay She is married and has children.
One Ma garanayo midkan I don t know this one.

Lesson Monologue

Kan waa kuma? | Who is this?

​Kan waa xasan. Isaga waa saaxiibkayga, wuxuu ka yimid Jamhuuriyadda Soomaliya , waa nin xaas leh iyo carruur , xaaskiisu waa kalkaaliso waxay ka shaqysaa isbitaalka, iyada waxay ku dhalatay soomaali halkaasna ayay ku soo barbaartay.carruur bayna haysataa

This is Hassan. He is a friend of mine from the republic of Somalia. He is teacher. His wife is a nurse at the hospital. She was born in Somalia and grew up there. She has children

Lesson Note

Grammar Notes

Nxwe | Grammar. Magacuyaal tilmaameed

Kan This (male) Kan waa guri This is house
Tan This (female) Tan waa bad This is sea
Kaas /kaa That (male) Kaas waa gaari That is car
Taas / taa That (female) Taas waa gabar That is girl
Kuwan These Kuwan waa wiilal These are boys
Kuwaas Those Kuwaas waa gabdho Those are girls

Lesson Exercise

    1- Type a appropriate word in place of dashes
    Kan waa xasan. Isaga waa …………….., wuxuu ka yimid Jamhuuriyadda ……………. , waa nin xaas leh iyo carruur , xaaskiisu waa …………… waxay ka shaqysaa isbitaalka,

    2- Make three full sentence from these words

    Kan Kalkaaliso Waa Ma Guursatay
    Halkan Timid Waxay Muxuu Sameeyaa
    Magaciisu Xasan Xaas Leeyahay Kuma
    Xaas Leh Macallin Isaga Ku
    Halkey Dhalatay Caruur Isbitaalka Ka

    Kan Kalkaaliso Waa Ma Guursatay
    Halkan Timid Waxay Muxuu Sameeyaa
    Magaciisu Xasan Xaas Leeyahay Kuma
    Xaas Leh Macallin Isaga Ku
    Halkey Dhalatay Caruur Isbitaalka Ka