UNIT ONE : Isbarasho | Self -introduction

Objective
Isbarasho | Self -introduction
Introduction

Isbarasho | Self -introduction

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Baaxis researcher
bareek brake
Beeralley farmer
Dalxiise Tourists
Dhakhtar Medical doctor
Ereyo Vocabularies
Farsamyaqaan Technician
Farshaxanle artiste
Fasax Vacation
Fiican Sweet
I Me
Idin You (plural)
Injiyeer Engineer
Isaga Him
Iyada Them
Iyaga Her
Jamhuut republic
Ka yimid To come from
Ku You
Macallin Teacher
Magac Name
Magaca dambe/ magaca awoowe last name/ family name
Masar Egypt
Na us
Nasasho To Rest
Nool Live
Shaqaale Public Worker
Soomaali Somali
Wariye Journalist
Xifadle Craftsman

Lesson Conversation:

One Magacyada dambe Some common last names
One Mgacyada dheddiga Mgacyada dheddiga
One Magacyada labka Some male names
One Magacaa? What is your name?
Two Magacaygu waa Muumin My name is Mumin
One Waa maxay magacaaga dambe ? What is your (sweet) last name
Two Magacayga dambe waa Alim My last name is Jakite.
One Halkee ka timid? Where do you come from?
Two Waxaan ka imid jahuuriyadda Soomaaliya I am from the republic of Somali.
Two Waxaan ahay macallin I am a teacher.
One Halkeed macallin ka tahay ? You are a teacher in where?
Two Waxaan ka ahay Jaamacadda Qaahira I am a professor at Cairo University.
One taallaa Halkey ku jaamacadda qaahira? WHere is Cairo?
Two Jaamacadda Qaahira waxay ku taallaa Jiisa Harvard Cairo is in Giza.
One Jiisa halkey ku taallaa ? Where is Giza?
Two Jiisa waa gobol qaahira u dhow Giza is state near Cairo
One Qaahira waa halkee? Where is the Cairo?
Two Qaahira waa magaalamadaxda Masar Cairo is capital of Egypt
One Halkeed ku nooshahay? Where do you live?
Two Waxaan ku noolahay Nasr city I live in Boston
One Waa maxay dhalashada aad haysato ? Which citizenship do you have?
Two Waxaan haystaa dhalasho Soomaali I have a Somali citizenship.
One Waxaan ku faraxsanahay inaan ku barto. I am pleased to know you!
Two Anigaba waan ku faraxsanahay inaan ku barto I am pleased to know you, too!
One Mar kale ayaan is arkaynaa See you another time.
Two Mar kale ayaan is arkaynaa See you another time.
Three Muxuu kuu yahay kan ? Who is this to you?
Four Wuu ku dhufanayaa He hits you
Four Wuu idin siiyay He gave you
Four Wuu na wacay He called us
Four Wuu i raacay He followed me
Four Waan dilay isaga I killed him
Four Waan barayaa iyaga I teach them
Four Waan raacay iyada Waan raacay iyada

Lesson Monologue

Iska sheekayn | Monologue

Magacygu waa muumin waxaan ka imid soomaali. Waxaan macallin ka ahay jaamacadda qaahira ee Masar, jaamcadda maalmaha shaqada waxaan ku aadaa bas iyo tareen, waqtiyada nasashada waxaan la gutaa saaxiibayaashayda

My name is Mumin Alim. I come from Somalia. I am a teacher at Cairo University in Cairo Egypt. I live in Cairo. I commute to the university on workdays by bus and train. i spend breaks with my friends.

Iska sheekayn | Monologue

Aniga waa Muumin Alim taleefankayga waa : Mobelkayguna waa : Xafiiskana waa : Emailkayguna waa : muumin@daruur.com Cunwaankayguna waa : : 15 abdishafi Mohamed hayi sabi Nasr city Cairo Egypt

My telephone number is: 00226703078 Cellphone: 00201116741156 Office: 00226703078 My email is: muumin@daruur.com My address is: 15 abdishafi Mohamed hayi sabi Nasr city Cairo Egypt

Sheekaysi | Dialogue

Magacaa? Magacaygu waa Muumin? Waa maxay magacaaga dambe ? Magacayga dambe waa Alim? Halkee ka timid? Waxaan ka imid jahuuriyadda Soomaaliya? Maxaad samaysaa? Waxaan ahay macallin? Halkeed macallin ka tahay ? Waxaan ka ahay Jaamacadda Qaahira? Halkey ku taallaa jaamacadda qaahira? Jaamacadda Qaahira waxay ku taallaa Jiisa? Jiisa halkey ku taallaa ? Jiisa waa gobol qaahira u dhow? Qaahira waa halkee? Qaahira waa magaalamadaxda Masar? Halkeed ku nooshahay? Waxaan ku noolahay Nasr city? Waa maxay dhalashada aad haysato ? Waxaan haystaa dhalasho Soomaali? Waxaan ku faraxsanahay inaan ku barto? Anigaba waan ku faraxsanahay inaan ku barto? Mar kale ayaan is arkaynaa? Mar kale ayaan is arkaynaa?

What is your name? My name is Mumin. What is your (sweet) last name? My last name is Jakite. Where do you come from? I am from the republic of Somali. What do you do? I am a teacher. You are a teacher in where? I am a professor at Cairo University. Where is Cairo University? Harvard Cairo is in Giza. Where is Giza? Giza is state near Cairo . Where is the Cairo? Cairo is capital of Egypt . Where do you live? I live in Boston . Which citizenship do you have? I have a Somali citizenship. I am pleased to know you! I am pleased to know you, too! See you another time. See you another time.

Lesson Note

Cultural Notes

Magacyada dambe | Some common last names

Kulmiye,
Abroone,
Diinle ,
Barbaare,
Gaashaan,

Mgacyada dheddiga | Some female names

Sacdiyo,
Farxiyo,
Faadumo,
Nasteexo,
Caasho ,

Magacyada labka | Some male names

Hassan,
Ali,
Maxamed,
Geeddi ,
Guuleed,

Grammar Notes

Magacuyaal la yeeleed dadban

Ku you Wuu ku dhufanayaa He hits you
Idin You (plural) Wuu idin siiyay He gave you
Na Us Wuu na wacay He called us
I Me Wuu i raacay He followed me
Isaga Him Waan dilay isaga I killed him
Iyaga Her Waan barayaa iyaga I teachthem
Iyada Them Waan raacay iyada Waan raacay iyada

Lesson Exercise

     

    1- Complete the following sentences by appropriate word

    • Magacaygu waa …………..
    • Magacyga dambe waa …………
    • Nambarka …….. waa……..
    • Jidkayga ……….. waa…………..

    2- Answer these following questions

    • Waa kuma adiga?
    • Jidkeed degan tahay?
    • Waa maxay nambarka boostadaada?
    • Halkey ku taallaa madiint Nasr?