LESSON FIFTEEN Gaadiidka iyo isgaarsiinta\ Transport and communications

Objective
LESSON FIFTEEN Gaadiidka iyo isgaarsiinta \Transport and communications
Introduction

LESSON FIFTEEN Gaadiidka iyo isgaarsiinta |Transport and communications

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Baaskiil Bicycle Baaskiil
Bas Bus Bas
Boosto Postoffice Boosto
Buundo Bridge
Degdeg Express Degdeg
Dhanbaal Message
Diyaarad AIrplane Diyaarad
Email Email
Faakis Fax
Gaari Car Gaari
Gudbid Passing Gudbid
internet internet
Markab Ship
Moobel Mobile Moobel
Motoo Motocycle Motoo
Raadi Radio
SHidaal Fuel SHidaal
Shufeer Drive Shufeer
Taleefan Phone
Tareen Train Tareen
Waddo Road Waddo
Website Website
Wiish Elevator Wiish

Lesson Conversation:

Aadan |Adan halkeed u socotaa? WHere are you going?
Aadan |Adan halkeed u socotaa? WHere are you going?
Dalmar magaalada Beledweyne Beledweyne city
Aadan Maxaad qaadan rabtaa? What are you taking?
Dalmar diyaarad Airplane
Aadan Adan Immisa saacadood ayaad jidka ku jiraysaa? How many hours are you in road?
Dalmar hal saac One hour
Aadan |Adan Tareen ma u raaci kartaa? Can you take train?
Dalmar Tareen ma laha There is no train
Aadan | Adan basna? And bus?
Dalmar Waddada aad ayay u xun tahay The road is very bad
Aadan | Adan Goormaad soo noqon doontaa? When will you come back?
Dalmar Labo maalmood kaddib? After two days

Lesson Monologue

Transportation and communicaton

Magacaygu waa Cali, waxaan ahay shufeer, waxaan ka kexeeyaa bas, adeerkaygunua waa duuliye wuxuu u shaqeeyaa shirkadda dayuuraha Soomaali, aniga maalin kasta waxaan u qaadaa dadka magaalada Beledweyne, waxaan fasax qaataa keliya maalinta Jimcaha

My name is Ali, I am driver , I am driving bus, my uncle is pilot , he is working at Somali airlines, I am taking people to Beledweyne city, my rest is Friday only

Lesson Note

Lesson Exercise

     

    1- Type a appropriate word under each picture

    2- Complete the following sentences by appropriate word
    • Wuxuu u shaqeeyaa ……………..
    • Adeerkaygu waa…………..
    • Waxaan fasax qaataa ………….
    • Waddada aad ayay ………..
    • Goormaad soo …………..
    • Immisa saacadood ayaad …………