Salaamaha - The greetings

Objective
Salaamaha - The greetings
Introduction

Su’aalaha salaantan | Greeting questions

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Lesson Conversation:

One Nabad ma ku bariday ? Did you sleep in peace?
One Sow ma nabad qabtid ? Did you pass a peaceful day?
One Ma caafimaad qabtaa? Are you healthy?
One Familkaaga ma caafimaad qabaan? Is your family healthy?
One Sidee ku bariday? How did you sleep?
One Familkaaga sidey ku bariyeen ? How did your family sleep?
One Ma ladan tahay? Are you fine ?
One Familkaaga ma ladan yihiin? Is your family fine?
One Sidee tahay? How are you?
One Ma caafimaad qabtaa? Are you healthy?
One Reerkaga sidey yihiin ? How is your household?
One Reekaaga ma caafimaad qabaan ? Is your household healthy?
One Familkaaga sideyyihiin ? How is your family?
One Familkaaga ma caafimaad qabaan ? Is your family healthy?
One Aabbahaaga siduu yahay ? How is your father?
One Aabbahaaga ma caafimaad qabaa ? Is your father healthy?
One Hooyadaada sidey tahay ? How is your mother?
One Hooyadaada ma caafimaad qabtaa? Is your mother healthy?
One Ninkaaga siduu yahay ? How is your husband?
One inkaaga ma caafimad qabaa ? Is your husband healthy?
One Xaaskaaga sidey tahay ? How is your wife?
One Xaaskaaga ma caafimaad qabtaa? Is your wife heathy?
One Caruurtaada sidey yihiin ? How is your child?
One Caruurtaada ma caafimaad qabaan? Is your child healthy?
Two Haa nabad baan ku bariyay Yes I have been sleep in peace
Two Haa waan nabad qabaa Yes I passed a peaceful day
Two Haa waan caafimaad qabaa Yes I am healthy
Two Haa familkayga way caafimaad qabaan Yes my family is healthy
Two Nabad baan ku bariyay I have been sleep in peace
Two Familkayga nabad bay ku bariyeen my family has been sleep in peace
Two Haa waanladanahay Yes I am fine
Two Haa familkayga way ladan yihiin? Yes my family is fine ?
Two Waan fiicanahay I am fine
Two Haa waan Yes I am healthy
Two caafimaad qabaa ?
Two Reerkayga way fiican yiiin my household is fine
Two Haa Reekayga way caafimaad qabaan Yes my household is healthy
Two Familkaygaway fiican yihiin My family is fine
Two Haa Familkayga way caafimaad qabaan Yes my family is healthy
Two Aabbahayga wuu fiican yahay My father is fine
Two Haa aabbahayga wuu caafimaad qabaa Yes my father is healthy
Two Hooyadayda wayfiican tahay My mother is fine
Two Haa hooyadayda way caafimaad qabtaa Yes my mother is healthy
Two Ninkayga wuu fiican yahay My husband is fine
Two Haa ninkaygawuu caafimaad qabaa Yes my husband is healthy
Two Xaaskayga way fiican tahay My wife is fine
Two Haa xaaskayga way caafimaad qabtaa Yes my wife is heathy
Two Caruurtayda way fiican yihiin My child is fine
Two Haa caruurtayda way caafimaad qabaan Yes my child is healthy
One Iska warran ?
One Iska warran ?
Two Fiican ?
One Waan ladanahay ?
Two Adiga Sidee tahay? ?
One Reerkaga sidey yihiin ? How is your household?
One Reekaaga ma caafimaad qabaan ? Is your household healthy?
One Familkaaga sideyyihiin ? How is your family?
One Familkaaga ma caafimaad qabaan ? Is your family healthy?
One Aabbahaaga siduu yahay ? How is your father?
One Aabbahaaga ma caafimaad qabaa ? Is your father healthy?
One Hooyadaada sidey tahay ? How is your mother?
One Hooyadaada ma caafimaad qabtaa? Is your mother healthy?
One Ninkaaga siduu yahay ? How is your husband?
One Ninkaaga ma caafimad qabaa ? Is your husband healthy?
One Xaaskaaga sidey tahay ? How is your wife?
One Xaaskaaga ma caafimaad qabtaa? Is your wife heathy?
One Caruurtaada sidey yihiin ? How is your child?
One Caruurtaada ma caafimaad qabaan? Is your child healthy
Two: Jawaabaha su’aalaha salaanta | Answering greeting questions ; Haa nabad baan ku bariyay Yes I have been sleep in peace
Two Haa nabad baan ku bariyay Yes I have been sleep in peace
One Reerkaga sidey yihiin ? How is your household?
One Reerkaga sidey yihiin ? How is your household?
One Reerkaga sidey yihiin ? How is your household?
One Reerkaga sidey yihiin ? How is your household?
One Aabbahaaga siduu yahay ? How is your father?
One Reerkaga sidey yihiin ? How is your household?
One Aabbahaaga siduu yahay ? How is your father?

Lesson Monologue

Lesson Note

Grammar Notes

Naxwe | Grammar

Aniga I Aniga waan soo toosaa I get up
Adiga You (singular) Adiga waad soo toostaa You (singular) get up
Isaga He Isaga wuu soo toosaa He get up
Iyada She Iyada way soo toostaa She get up
Annaga We Annaga waannu soo toosnaa We get up
Idinka You (plural) Idinka waad soo toostaan You (plural) get up

Lesson Exercise

    Maxaad samaysaa aroortii? What do you do in the morning? --------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------