LESSON TEN Waqtiga iyo xillig iyo cimilada | Time & season & weather

Objective
LESSON TEN Waqtiga iyo xillig iyo cimilada | Time & season & weather
Introduction

LESSON TEN Waqtiga iyo xillig iyo cimilada | Time & season & weather

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Abriil April
Agoosto August
Arbaco Wednesday
Axad Sunday
Baraf Snow
Bari East
Berri Tomorrow
Bil Month
Bil Moon
Bilaha The month
Burkaan Volcano
Caawo Tonight
Cimilada The weather
Cir Sky
Dabayl Wind
Dabayl daran Storm
Darraad The day before yesterday
Daruur Cloud
Dayr Autumn / Fall
Dhaxan Hail
Dhul Earth
Dhulgariir Earthquake
Diqiiqad Minute
Disembar December
Duhur Noonday
Febraayo February
Fiid Everning
Galab Afternoon
Galbeed West
Gu' Spring
Habeen Night
Hadda Now
Hoos Shade
Iftiin Light
Ilbiriqsi (Seken) Second
Isniin Monday
Janaayo Janaury
Jiilaal Winter
Jimco Friday
Juunyo June
Khamiis Thursday
Koonfur South
Kulayl Heat
Luulyo July
Maajo May
Maalin Day
Maanta Today
Maarso March
Mugdi Darkness
Nofembar November
Oktoobar October
Qabow Cold
Qarni Century
Quorrax Sun
Roob rain
Saacad Hour
Sabti Saturday
Sanad Year
Sebtembar September
Shalay Yesterday
Subax Morning
Talaado Tuesday
Toddobaad Week
Toddobaadka The week
Waqooyi North
Waqtiga The time
Xagaa Summer
Xalay Last night
Xidig Star
Xilliga The season

Lesson Conversation:

Aamino |AMoino hadda ma imaan kartaa Can you coming back?
Batuulo |Batulo maya berri ayaan imaan doonaa No I will come tomorrow
Aamino | Amino aniga xalay ayaan soo laabtay I have come back last night
Baatulo | Batulo Baatulo | Batulo I will get a money on January
Aamino | Amino shan iyo toban maalmood ayaa kuu dhiman fifteen days are remaining
Batuulo |Batulo roobka ma istaagay? Is the rain stopped?
Aamino | Amino haa laakin dabayl daran baa jirta Yes but here storm
Batuulo |Batulo qorraxda marka ay soo muuqato ayaan suuqa aadi rabaa I'll go to market when the sun appears
Aamino |Amino tag marka ay dabayshu joogsato Go when the wind stopping

Lesson Monologue

Iska Sheekayn | Monologue

Aniga waxaan aaday shalay shaqada. Laakin maanta shaqo ma jirto, waxaan rabaa inaan bil fasax qaato, berri waxaan soo iibsan rabaa boorso waayo sanadka soo socda ayaan aadi rabaa Soomaaliya, bisha Maarso aad bay u kulushahay Soomaaliya, guga roob badan ayaa ka da’a koonfurta Soomaaliya.

I went yesterday to work, but today there is no work, I want to get the one month holiday, tomorrow I want to buy a bag because I want to travel next year to Somalia, March is heat in Somalia, and there are severe in the spring rain in southern Somalia

Lesson Note

Lesson Exercise

     

    1- Type a missing appropriate word in place the dashes

    Aniga waxaan aaday…………. Shaqada, laakin ………….. shaqo ma jirto. Waxaan rabaa inaan ……….... fasax qaato

    2- make three sentences from next words
    Shalay Aniga Laakin
    Aaday Shaqada Maanta
    Iibsaan Soo Waxaan
    Boorso Rabaa Bay
    Aad Bisha Maarso
    Soomaali U Kulushahay