LESSON TWENTY ONE Dalxiis | Tourism

Objective
LESSON TWENTY ONE Dalxiis Tourism
Introduction

LESSON TWENTY ONE Dalxiis Tourism

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Alaab Baggage Alaab
Alwaax Wood Alwaax
Arkay Saw
Baahan Need
Baasaboor passport Baasaboor
Bokin Booking Bokin
Boorso Bag Boorso
Daabacaad Print Daabacaad
Dabiici Natural
Dalxiis Tourist Dalxiis
Degid Landing Degid
Dhalasho Nationality Dhalasho
Dhigaa Write
Dhis Building Dhis
Dhoobo Clay Dhoobo
Dukaan Shop
Farankaboolo Stamp Farankaboolo
Fiisa Visa Fiisa
Filayaa Think
Garoon Airport Garoon
Haram Pyramid Haram
Helayaa Find
Hoos Shadow Hoos
Hoteel Hotel hoteel
Imaansho Arrival Imaansho
Iqaamo Residence Iqaamo
Kaamira Camera Kaamira
Kaarto Map
Kaddib After
Kicid Take off Kicid
Laakin But
Libiyo Sell
Oggolaansho Permit Oggolaansho
Qalloocan Crooked Qalloocan
Raaci Follow
Safaarad Embassy Safaarad
Safar Travel Safar
Sawirada Pictures
Tagsi Taxi Tagsi
Tagsi Taxi Tagsi
Tareen Train Tareen
Tiir Column Tiir
Tikid Ticket Tikid
Toosan Straight Toosan
Ujro Fee Ujro
Waa hagaag Ok
Wareeg Ring Wareeg
Xamaali Porter Xamaali

Lesson Conversation:

Samatar Waxaan rabaa inaan booqdo meelaha dalxiiska I want to visit tourist areas
Maana |Mana Meelaha dalxiiska way badan yihiin, halkeed ula jeedaa? Tourist areas are lot, where are you meaning?
Samatar Waxaan rabaa Afgooye I want Afgoi
Maana |Mana Afgooye waa meesha ugu muhimsan Soomaaliya Afgoi is important area in Somalia
Samatar Cayaarta istunka weli ma ka jirtaa Afgooye? Is fight game in Afgoi until now?
Maana | Mana sidii hore ma aha Not like past time
Samatar Waxaan booqan rabaa beeraha mooska I want to visit banana’s farms
Maana | Mana Booqo webiga Shebeele, aad buu u qurux badan yahay Visit Shebelle river, it’s very nice
Samatar Sideen ku aadi karaa Afgooye? How i can go to Afgoi?
Maana | Mana Bas ayaad u raaci kartaa You can go by bus
Samatar Aad baad u mahadsan tahay Thank you very much
Maana | Mana Adaa mudan You are welcome
Geele | Gele Waxaan arkay farshaxan aad u qurux badan I saw very beautiful art
Xaaji | Haji halkee? Where?
Geele | Gele Ma ogi, laakin waan filayaa I don’t know, but I think
Xaaji | Haji Aniga waxaan u baahanahay sawir dabiici ah I need natural picture
Geele | Gele Waad heli kartaa You can find it
Xaaji | Haji halkeen ka heli karaa? How can i find it?
Geele | Gele Dukaan baa jira oo lagu iibiyo sawiradaas There is shop which had buying from it these pictures
Xaaji | Haji Ma dhow yahay? Is it near?
Geele | Gele Haa Yes
Xaaji | Haji Ma i raaci kartaa? Can you follow me?
Geele | Gele Labo saac kaddib baan fursad helayaa I will get chance after two hours
Xaaji | Haji Waa hagaag, mahadsanid Ok, thank you

Lesson Monologue

Dalxiis | Tourism

Waxaan u socdaa dalxiis, waxaan ku dhoofi doonaa diyaarad, kaddib waxaan raacaa tareen, waxaan ku degi doonaa hoteel ku yaalla magaalada Marka, magaalada Marka waxay leedahay xeeb aad u ballaaran, waxaan jeclahay inaan ku dabaasho badda.

I am going for tourism, I will travel by airplane, then I go by train, I will stay in hotel in Marca city, the Marca city has largest beach, I like swimming in sea

Farshaxan iyo farsamada gacanta | Art & artifacts

Magacaygu waa jeylaani, waxaan ahay farshaxanle, waxaan sawiraa sawirada dabiiciga ah sida cirka iyo geedaha iyo badda iyo xidigaha, waxaan adeegsadaa midabyo kala duwan si aan u helo sawir aad u qurux badan

My name is Jeilany, I am artist, I draw natural pictures like sky and trees , sea and stars, I use different colors to get very beautiful pictures

Lesson Note

Lesson Exercise

    1 - Give every picture appropriate word

    1- Choose the correct answerCayaarta istunka weli ma ka jirtaa Afgooye?
    Haa

    Maya

    Sideen ku aadi karaa Afgooye?

    Bas

    Tareen

    Halkeed ula jeedaa?

    Afgooye

    Balcad

     

     

    1- Type appropriate a word under each picture

    2- Complete the following sentences by appropriate word

    • waxaan .......... farshaxan aad u qurux badan
    • aniga waxaan u …………. sawir dabiici ah
    • dukaan baa jira oo lagu ……… sawiradaas
    • labo saac ……. baan fursad helayaa