LESSON TWENTY FOUR Bay’ada |The environment

Objective
LESSON TWENTY FOUR Bay’ada |The environment
Introduction

LESSON TWENTY FOUR Bay’ada | The environment

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Dhexdhexaad Middle
Aaran Fertile Aaran
Abaar Drought Abaar
Aduun World Aduun
Amiirka The prince
Bacaad Sand Bacaad
Bad Sea Bad
Beero Farms
Burkaan Volcano Burkaan
Buur Mount Buur
Ciiryaamo Fog Ciiryaamo
Daad Flood Daad
DAl Country Dal
Daruur Cloud Daruur
Degmada District
Dhalatay Was born
Dhul Earth Dhul
Dhulgariir Earthquake Dhulgariir
Duur Jungle Duur
Far Fog
Farac Generation Farac
Gajoor Famine Gajoor
Halkeed ? Where?
Jawi Climate jawi
Jawiga Climate
Kulul yahay Hot
Magaalo City Magaalo
Maya No
Miyi Countryside Miyi
Qaarad Continent Qaarad
Qiiq Fumes Qiiq
Roob Rain Roob
Runtii Really
Saaxraa Desert Saaxraa
Siigo Dust Siigo
Webi River Webi
Webiga The river

Lesson Conversation:

Saadiq | Sadek halkeed ku dhalatay? where you were born?
Yaasin | Yasin koonfurta Soomaaliya Southern Somalia
Saadiq |Sadik degmadee? Which city?
Yaasin | Yassin degmada Afgooye Afgoi district
Saadiq | Sadek Afgooye beero ma ku yaallaan ? Are farms in afgoi?
Yaasin | Yassin haa, webiga Shebeele ayaa mara degmada Afgooye Yes, shabelle river is passing Afgoi district
Saadiq | Sadek Jawiga Afgooye ma kulul yahay? Is the Afgoye climate hot?
Yaasin | Yasin Marmar waa kulul yahay marmarna waa dhexdhexaad Sometimes is hot sometimes is middle
Saadeq | Sadek runtii Afgooye waa dhul aaran ah Really Afgoi is Fertile land
Yaasin | Yassin Sheekh Saayid madaxweynaha imaaraadka iyo amiirka Kuwait beero ayay ku leeyihiin Sheikh Zayed UAE president and the prince of kuwait have farms in Afgoi
Saadiq | Sadek Afgooye buuro ma leedahay? Are the mountains in Afgoi?
Yaasin | Yasin Maya No
Saadiq | Sadek Badna And sea
Yaasin |Yassin badda way fog tahay the sea is far

Lesson Monologue

Bay'ada | Environment

Waxaan ku dhashay miyiga, kaddib waxaan u soo guuray magaalada, dalkaygu waa Soomaali, bariga Soomaali waa saxraa ah kulul badan, konfurtuna waa dhul doog ah, dalkaygu wuxuu leeyahay labo webi Jubba iyo Shabeele, dalkaygu wuxuu ku yaallaa geeska Afrika

I was born in the countryside, and then moved to the city, my country is Somalia, the east Somalia is a hot desert, the south is green, my country has two rivers Jubba and Shabelle , my country in horn of Africa

Lesson Note

Lesson Exercise

     

    1- Type a appropriate word under each picture

    2- Complete the following sentences by appropriate word

    • Sheekh Saayid madaxweynaha imaaraadka iyo amiirka Kuwait ……… ayay ku leeyihiin
    • haa, webiga Shebeele ayaa ……… degmada Afgooye
    • Afgooye waa dhul ………. ah
    • Marmar waa kulul yahay marmarna waa ……………