LESSON EIGHTEEN Cayaaraha iyo dheesha | Sports and games

Objective
LESSON EIGHTEEN Cayaaraha iyo dheesha \ Sports and games
Introduction

LESSON EIGHTEEN Cayaaraha iyo dheesha | Sports and games

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Aad Very
Adiga You
Aniga I
Bootin Jumping Bootin
Buuran Fat
Cayaarta The game
Cayaartoy Player Cayaartoy
Difaace Defender Difaace
Firimbi Sirene Firimbi
Garoon Stadium Garoon
Garsoore Arbitrator Garsoore
Gool Goal Gool
Goolhaye Goalkeeper Goolhaye
Haa yes
koob Cup koob
Kubad Ball Kubad
Kubada cagta Football Kubada cagta
Kubada kolayga Basketball Kubada kolayga
Kubada usha Baseball Kubada usha
Ma boodaa? Do you jump/
Ma daawado Not watch
Ma daawataa? Do you watch?
Ma ordo Not running
Maxaa? Why?
Maya No
orod Running orod
Shaxmiiseed Chess Shaxmiiseed
Taageere Supporter Taageere
tartan Race tartan
Tikid Ticket Tikid
Toogasho Shooting Toogasho
Waayo Because

Lesson Conversation:

Xasan Hassan aniga ma ordo I am not running
Deeq | Deq Aniga waan ordaa I am running
Xasan |HAssan Adiga ma orodaa? Are you running
Deeq |Deq Haa yes
Xasan |Hassan Aniga waan cayaaraa I am playing
Deeq |Deq Aniga cayaarta ayaan daawadaa I watch game
Xasan |Hassan Adiga ma daawataa cayaarta? Do you watch game?
Deeq | Dwq Haa, waan daawadaa, adigana? yes i watch and you?
Xasan |Hassan maya ma daawado No i didn't
Deeq |Deq ma boodaa? Do you jump?
Xasan | Hassan Haa, waan boodaa adigana? yes i do and you?
Deeq | D Maya No
Xasan | Hassan maxaa? Why?
Deeq | Deq Because i am very fat Because i am very fat

Lesson Monologue

Cayaaraha iyo dheesha | Sports and games

Aniga waxaan la cayaaraa kubadda cagta ardayda, waan ordaa subax walba, marmar waxaan daawadaa cayaaraha dunida, marmar waan boodaa, waxaan ka helaa qori inaan wax ku toogto, laakin kama helo cayaarta legdanka

I play football game with the students, I run every morning, sometimes I watch world games, sometimes I jump , I like shoot with gun, but I don’t like wrestling game

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Type a appropriate word under each picture

    2- Write appropriate answer for each question

    Adiga ma orodaa?

    Adiga ma daawataa cayaarta?

    Ma boodaa?