LESSON SEVENTEEN Caafimaad iyo arrimaha caafimaadka | Health and health issue

Objective
LESSON SEVENTEEN Caafimaad iyo arrimaha caafimaadka | Health and health issue
Introduction

LESSON SEVENTEEN Caafimaad iyo arrimaha caafimaadka | Health and health issue

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Ambalaas Ambulance Ambalaas
Caafimaad Health Caafimaad
Cadho Scabies Cadho
Cuncun Prickle
Daaf conjunctivitis
Daawo medicine Daawo
Dareemayaa Feel
Dhakhtar Doctor
Dhibac Drop
Dhiigyari Anemia Dhiigyari
Faashad Bandage Faashad
Fin Wart fin
Guduudan Red
Habeen Night
Hargab Cold Hargab
Illin Teardrop
Infikshan Infection Infikshan
Isbitaal Hospital Isbitaal
Jirro Disease Jirro
Kalkaaliso Nurse Kalkaaliso
Kanini Pill Kanini
Kasta Every
Madax-xanuun Headache Madax-xanuun
Matag Vomit Matag
Qandho Fever
Qufac Cough Qufac
Rug-caafimaad CLinic Rug-caafimaad
Seexanayso Sleep
Shuban Diarrhoea Shuban
Si fiican Very well
Sokor Diabetes Sokor
Uur Pregnancy Uur
Walba Every
Xanuun Pain
Yaqyaqsi Nousea Yaqyaqsi

Lesson Conversation:

Geedi |Gedi Xanuun baan ka dareemayaa indhahayga I feel pain now in my eyes
Dhakhtarka Doctor kaali halkan indhaha aan kaa baaree come here check your eyes
geedi |Gedi waa yahay Ok
Dhakhtarka |Doctor Indhahaaga si fiican u fur Open your eyes very well
Geedi | Gedi Dhakhtar, illin baa iga timaada mar walba Doctor, teardrop is coming every time
Dhakhtarka |Doctor Madax-xanuun ma dareentaa? Do you feeling headache?
Geedi |Gedi Marmar Sometimes
Dhakhtarka | Doctor Indhahaaga aad bay u guduudan yihiin, waxaa kugu soo socda daaf Your eyes is very red, conjunctivitis is coming you
Geedi | Gedi Cuncun ayaan dareemayaa I feel prickle
Dhakhtarka | Doctor Daawadan ku shib seddex dhibac habeen kasta markaad seexanayso Put this medicine on your eyes three drops every night when you sleep
Aadan | Adan Aad baad u mahadsan tahay Thank you very much
Dhakhtarka | Doctor Adaa mudan You are welcome

Lesson Monologue

Caafimaad iyo arrimaha caafimaadka | Health and health issue

Waxaan ahay dhakhtar waxaan ka shaqeeyaa isbitaalka Banaadir , xaaskayguna waxay ka tahay isbitaalka kalkaaliso, isbitaalkan waa isbitaal weyn oo laga helo wax waliba uu u baahanyahay qofka jirran, aniga takhasuskaygu waa qalliinka , waxaa nagu soo booqda isbitaalkan maalin walba dad aad u farabadan

I am doctor and working at Banadir hospital, my wife also is nurse at the hospital, this is big hospital , it has everything need sick person, my specialization is surgery , more people visit us every day in this hospital

Lesson Note

Lesson Exercise