LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 4 Animals 4 Duurjoog | Wild Animals

Objective
LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 4 Animals 4 Duurjoog Wild Animals
Introduction

LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 4 | Animals 4 Duurjoog | Wild Animals

Lesson Vocabulary

Lesson Vocabulary

Aaday Went
Aniga I
Bakayle rabbit Bakayle
Baqo Fear
Baxsaday Escaped
Beertayda My farm
Bir Iron
Ceyrsaday Chased
Cunaa Eat
Cuno Eat
Cuntaa Eat
Dawaco Fox Dawaco
Deero Gazelle Deero
Dili karaa Can kill
Doofaar Boar Doofaar
Duurka Jungle
Farow Zebra Farow
Gaari car
Geedaha Trees
Geri Giraffe Geri
Hal One
Haramcad Cheetah Haramcad
Hilibka The meat
Ka helaa I like
Kama Not
Libaax Lion Libaax
Madaxkuti Bear Madaxkuti
Mar kale Again
Maroodi Elephant Maroodi
Maxaa What
Maya No
Necbahay I hate
Noqon Return
Rabtaa Want
Saac Hour
Shabaq Grid
Shabeel Tiger Shabeel
Tukulish Squirell Tukulish
Ugaarsaday Hunted
Waraabe Hyena Waraabe
Yey Wolf Yey

Lesson Conversation:

Farxiya | farhia waxaan aaday duurka I went to Jungle
Maxamed | Mohammad Maxaad ku soo aragtay? What have you seen there?
Farxiya | Farhia waxaan soo arkay libaax iyo shabeel iyo geri I saw lion and tiger and giraffe
Maxamed | Mohammed Maka baqaysay inuu ku cuno libaaxa? Are you afraid that the lion eats you
farxiya | Farhia Gaari shabaq bir ku daboolan baan ku jiray I was in car protected by iron grid
maxamed | Mohammed ma ku aragtay duurka waraabe? Did you have seen hyena in jungle?
Farxiya | Farhiar Maya No
Maxamed | Mohammed Mar kale ma noqon rabtaa? Do you want back again?
Farxiya | Farhia Haa Yes
Maxamed | Mohammed Ma ku raaci karaa Can I follow you?
Farxiya | Farhia haa, waad i raaci kartaa haa, waad i raaci kartaa
Maxamed | Mohammed Goormaad laabanaysaa When you return?
Farxiya | Farhia Farxiya | Farhia After two weeks
Maxamed | Mohammed Aad baad u mahadsan tahay Thank you very much
Farxiya | Farhia Adaa mudan You are welcome

Lesson Monologue

Duurjoog | Wild Animals

Aniga libaax kama baqo Geridu geedaha beertayda bay cuntaa Waan necbahay waraabaha Shabeelka waan dili karaa Waan cunaa helibka deerada Waan ka helaa bakaylaha Madaxkutiga hal saac ayaan ceyrsaday Wigilka waan ka baxsaday Deero weyn ayaan ugaarsaday

I don’t fear lion Giraffe eats my farm’s trees I hate hyena I can kild tiger I eat Meat of gazelle I like rabbit I chased Bear one hours I escaped from the rhino I hunted big gazelle

Lesson Note

Lesson Exercise

    1- Type a word appropriate under each picture

    2- Complete following sentences by appropriate word
    • Libaax …………….. hilibka
    • Shabeelku …………….. geedaha
    • Haramcadku …………. duurka Soomaaliya
    • Waxaan ……….. maroodi weyn
    • Gerida ayaa ………….. geela
    • Waraabe iyo ………… hilibka ayay cunaan
    • Waan jeclahay ……….. farowga
    • Waan ka baqaa ………….

    Suaalo

    Maxay tahay cuntada waraabaha?
    Ma garanaysaa boqorka xayawaanada?
    Yaa dheer gerida iyo geela?
    Ma laga helaa duurka Soomaaliya maroodi?
    Goormaad aadi rabtaa duurka Soomaaliya?
    Ma dili kartaa haramcad?
    Ma macyahay hilibka deerada?
    Sidee baad u ugaarsan kartaa farowga?

    Question
    What's hyena's food?
    Do you know king of animals?
    Which taller camels or grafts?
    In the Somali jungle elephant?
    When you want go to Somali jungle?
    Can you kill cheetah?
    Is gazelle's meat tasty?
    How you can hunt zebra?

    Jawaabo

    Hilibka dadka iyo duunyada
    Haa, waa libaaxa
    Gerida ayaa dheer
    Waxaan filayaa in maroodi joogo duurka Soomaaliya
    Haa, hal sano kaddib, haddii Alle idmo
    Haa waan dili karaa haddii aan qori haysto
    Ma ogi, aniga wali ma dhadhaminin
    Dabin baan u dhigaa